text string | audio audio |
|---|---|
Bixi qorshe aad ku seexato hurdo fiican habeen kasta. | |
Soo hel wadarta dhinacyada saddexagalka soo socda. Saddex xagalka ABC wuxuu leeyahay dhinac AB = 5 cm, BC = 6 cm, iyo AC = 7 cm. | |
Ku xisaabi qiimaha 4 tufaax $2.50 midkiiba. | |
Liis garee shan tillaabo oo qoraal ah | |
Dib u qor jumladan si aad isla fikradda uga dhigto mid si hufan. | |
Hawshan waxaad u baahan tahay inaad awood u yeelatid inaad soo koobto liis la bixiyay oo ah qodobbada muhiimka ah | |
Hawshan waxaad u baahan tahay inaad qorto jawaab ku habboon weedha "qaado nasasho" | |
Hawshan waxaad u baahan tahay inaad nambarada ereyada ka beddesho lambarro. | |
Hawshan waxaad u baahan tahay inaad ka caddeyso meesha jumlada laga soo xigtay doorashooyinka hoose. | |
Aqoonso faqradda ugu weyn jumladan. | |
Aqoonso mawduuca jumlada. | |
Dib u qor jumlada adoo isticmaalaya luqadda dhexdhexaadka ah ee jinsiga. | |
U samee waxqabad hal abuur leh oo uu ilmuhu sameeyo inta lagu jiro fasaxa xagaaga. | |
Asalamu caleeykum sidee tahay. | |
galab wanaagsan asxaabta oo dhan. | |
Maanta sidee tahay. | |
maanta waa maalin axad. | |
1980-kii waxsoosaarka guud ee dalka waxa ay xooluhu ka ahaayeen 40% welina waa horseedka waxyaabaha ay Soomaaliya dhoofiso. | |
Aamin naftaada wax walba waad awoodaa. | |
Aaminaada naftaada waa mid kaa caawinaysa inaad horumar gaarto. | |
adkaysiga xoolaha ayaa weli ku suntay heer mahadho leh. | |
Afafka qalaad barashadoodu waxay furaan fursado badan. | |
Akhrinta sheekooyinka carruurta waxay horumarisaa awoodda afka iyo fahamka. | |
Akhrisku waa furaha guusha waxbarasho. | |
Annaga oo qiimaynayna muhiimadda ay hirgalinta caymiska xooluhu u leedahay Soomaaliya. | |
Annaga oo si dhammaystiran ugu kuurgalay nidaamka waxsoosaarka xoolaha ganacsiga iyo fursadaha caymiska xoolaha. | |
Aqoon. | |
Aqoon la?aan waa iftiin la?aan. | |
Aqoonsi. | |
Aqoonta la barto waxay fududeysaa helitaanka shaqo wanaagsan. | |
Aqoontu waa awood. | |
Arday kasta wuxuu u baahan yahay dhiirigelin. | |
Arday. | |
Ardayda dadaalka badan waxay gaaraan guul sare. | |
Ardaydu waa mustaqbalka dalka kuwa xukumi doono. | |
Ardaydu waxay baran doonaan xirfado cusub. | |
Ardaydu waxay hadda ku guda jiraan diyaarinta shaqo guriga. | |
Ardaydu waxay si fiican ugu diyaargaroobeen imtixaanka. | |
Ardaydu waxay soo dhammeeyeen imtixaanka sannadkii hore. | |
Ardayga dadaalaa wuxuu gaaraa guusha. | |
Ardayga dadaalka badan wuxuu mar walba helaa guul waarta. | |
Ardayga guuleysta waa kan qorshe leh. | |
Ardaygu_waa_curiyaha_cilmi-baarista.Ardaygu waa nolosha barashada iyo qofka hoggaaminaya jiilka dambe. | |
Ardaygu waa dhaxal sugaha aqoonta horseedka isbedelka milkiilaha aqoonta midka dhisa berrito maskax cusub. | |
Ardaygu waa iftiinka barashada rajada mustaqbalka qofka kobcinaya aqoonta kan wax cusub barta furaha mustaqbalka. | |
Ardaygu waa inuu leeyahay yool waxbarasho. | |
Ardaygu waa kan baranaya si uu wax u horumariyo Ardaygu waa xuddunta bulshada Ardaygu waa rajada waalidka. | |
Ardaygu_waa_mid_bartay_si_uu_bulshada_ugu_adeego.Ardaygu waa qof firfircoon.Ardaygu waa qof diyaar u ah inuu wax barto. | |
Ardaygu waa mustaqbalka bulshada. hal abuurka berrito. raad raaca horumarka iyo rajada bulshada. | |
Ardaygu waa qof baranaya si uu wax u beddelo.Ardaygu waa aragtida berrito.Ardaygu waa dhaxalka ummadda. | |
Ardaygu waa qof u halgama waxbarashada.Ardaygu waa qof jecel horumarka.Ardaygu waa qof wax ka barta qaladaadkiisa.Ardaygu waa qofka waxbarashadu u tahay furaha. | |
Ardaygu waa qofka keeni kara hal abuur cusub.Ardaygu waa mustaqbal ifaya.Ardaygu waa qof jecel cilmi baarista.Ardaygu waa kan barta si uu aqoontiisa u wadaago. | |
Ardaygu waa qofka ku dadaalaya horumarka.Ardaygu waa qofka kobcinaya aqoon cusub.Ardaygu waa qof wax dhisa. | |
Ardaygu waa shakhsiga la filayo inuu wax badalo.Ardaygu waa qof u baahan macallin fiican.Ardaygu waa qofka maskaxdiisa kobcinaya. | |
Ardaygu wuxuu ka shaqeynayay cilmi baaris sannadkii hore taasoo hadda horumar laga gaaray. | |
Asxaabta runta sheegta waa kuwa la isku hallayn karo. | |
awoodda dowladda ee liitada iyo la?aanta qorsheyaal horumarineed oo loogu talagalay xooladhaqatada reer guuraaga ah. | |
Axmed waa wiil qurxan oo lacag badan leh waxa uu haystaa 4 bilyan ka badan waxa uu ku socdaa baabuurta ugu danbeyso markasta. | |
baahiyaha kobcinta turuqa iyo tacliinta xasiloonidarrada siyaasadda iyo xasil la?aanta qaabdhsimeedka sharciga. | |
Baaskiil wadashadu waxay caawisaa lafdhabarta qofka. | |
bad cir dhul qorax dayax buur daruur caro. | |
balse waa hab lagu soo noolaynayo haqabbeelka cuntada habnololeedka iyo xasiloonida bulshada Soomaaliyeed. | |
balse waxa soo foodsaaray caqabado tiro badan oo ay ka mid yihiin adkaysin la?aan duruufeed isu dheellitir la?aan ka jirta heerarka dhoofinta iyo soodejinta xoolaha. | |
Bandhigyada dhaqanka ee dalkayga lagu qabto waxay soo bandhigaan hidaha iyo dhaqanka soo jireenka ah. | |
Barashada afafka kale waxay furaysaa fursado badan. | |
Barashada cilmiga kombuyuutarka waa fursad weyn. | |
Barashada saynisku waa muhiim. | |
Barnaamijka Shahaadada Caafimaadka Xoolaha Qaranka Hagayaasha Safarka Dhulka iyo Xakamaynta Dhoofinta Xoolaha. | |
Beerta waxay leedahay ubaxyo midabo kala duwan leh kuwaas oo udgoon fiican leh Shimbiraha waxay dul fadhiyaan laamaha geedaha iyaga oo si farxad leh u heesaya. | |
Biyo cab badan si maskaxdaadu u ahaato mid firfircoon. | |
Bulshada aqoonta leh waxay mar walba horumar ka gaartaa dhinac kasta. | |
Bulsho waxbaratay ma aqbasho cadaalad darro ama horumar la?aan. | |
Buug. | |
Buugaag tiina kala fura. | |
Buugaagta aqoontooda la akhriyo waxay kobciyaan garashada. | |
Buugaagta dhaqanka Soomaalida aad ayaan u akhriyaa. | |
Buugaagta sayniska waxay ka caawiyaan ardayda inay fahmaan cilmiga. | |
Buugaagta waa in la xiraa ka dib casharka markaad dhameeysaan. | |
Buugaagta xiisaha leh aad ayaan u akhriyaa. | |
Buugaagtu waa saaxiibka ugu fiican ee waxbarashada. | |
Buuggii wuu akhriyay. | |
Caajisku wuxuu caqabad ku noqdaa horumarka shaqada. | |
Cabsidu ma caawiso dadaalka ayaa guusha keena. | |
Caqabad kasta oo waxbarasho waa fursad lagu kororsado xigmad iyo xirfad. | |
caqabadaha amniga arrimaha isku iskuxirka dowladda isbeddelka cimilada caqabadaha la qabsiga tignoolajiyadda. | |
caqabadaha haysta iyo fursadaha horumarka waara iyo kor u qaadista adkaysiga xoolaha. | |
Caqabadaha ku salaysan ganacsiga xoolaha waxa ka mid ah la?aanta xarumaha karaantiilka oo yar dhibaatooyinka maalgashiga iyo maalgalinta xoolaha. | |
caqabadaha suuq la?aanta iyo saylad xumada ayaa door weyn ku leh dhibaatada heysata xoolaha Somaaliya. | |
Caqabadahan ayaa isugu jira dhibaatooyin deegaan oo la xiriira waxsoosaarka iyo caqabado ku salaysan ganacsiga xoolaha. | |
Carruurtu waxay jecel yihiin inay sheekooyinka ka bartaan geesinimada iyo samafalka. | |
Caruurtu waxay la ciyaaraan waalidkooda maalmaha oo fasaxu yahay. | |
Casharku wuu xiiso badan yahay. | |
Cilmi baarayaashu waxay hadda baadhayaan xal cusub oo tiknoolajiyadda ku saabsan. | |
Cilmi baaris.wav. | |
Cilmi-baarista tiknoolojiyadda cusub aad ayaan u xiiseeyaa. | |
Cilmi-baaristu waa furaha hal-abuurka. | |
Cilmi-baaristu waa hab lagu ogaado xog cusub. | |
Cilmi-nafsigu wuxuu ka caawiyaa ardayda fahamka naftooda. | |
Cilmiga barashadiisu waa nolol. | |
Cilmigu waa mid aan dhammaaneyn. |
End of preview. Expand in Data Studio
README.md exists but content is empty.
- Downloads last month
- 204