Dataset Viewer
Auto-converted to Parquet Duplicate
translation
translation
{ "ar": "المحتوى غير متوفر باللغة التي إخترتها.", "so": "Waxyaabaha halkan ku jira laguma helayo luqada aad xulatay." }
{ "ar": "إختر لغة أخرى.", "so": "Xulo luqad kale." }
{ "ar": "الفنلندية", "so": "Finnish" }

{ "ar": "جميع النصوص المنشورة على صفحات InfoFinland بجميع اللغات هي متاحة للإستعمال بشكل حر وفقاً للترخيص – المشاع الإبداعي الإسنادي 4.0 (Creative Commons Nimeä 4.0).", "so": "Dhammaan qoraallada ka kooban luqadaha kala duwan ee lagu soo daabacay bogga internetka ee InfoFinland, si xorriyad ah ayaa loo isticmaali k...
{ "ar": "بإمكانك وبحرية:", "so": "Waxaad si xorriyad ah u awooddaa:" }
{ "ar": "المشاركة – نسخ المواد وتوزيعها ونشرها بكل الوسائل وبجميع الأشكال.", "so": "Inaad qeybiso— koobi aad ku sameyso qoraalka aad dooneyso , islamarkaana aad sii faafiso, adigoo adeegsanaaya qalabkaa doonto iyo qaabkaad dooneysaba." }
{ "ar": "التعديل – مزج وتعديل المواد وكذلك جعلها كأساس لمواد جديدة لأي غرض كان، ولأغراض تجارية أيضاً.", "so": "Wax ka bedelid— waad isku dhex qasi kartaa waxna ka bedeli kartaa, sidoo kale adigoo adeegsanaaya asalka qoraalka ayaad mid cusub ka sameyn kartaa, ujeedo kasta oo aad ka leedahayba, xitaa mid ganacsi ha a...
{ "ar": "بالشروط التالية:", "so": "Shuruudaha soo socda waa in lagaa helaa:" }
{ "ar": "الإسناد (BY) – يتوجب عليك أن تذكر أن المصدر هو InfoFinland.fi.", "so": "Magaacbid cidda iska leh howshan Magaca (BY) — Waa in aad xustaa xigashada qoraalka ee bogga InfoFinland.fi." }
{ "ar": "أن تجعل هذا رابط لصفحات InfoFinland.fi وأن تذكر بأن الترخيص هو CC BY 4.0. أذكر إذا كنت قد قمت بالتغيير في المواد.", "so": "Waa inaad qoraalkaaga ku xirtaa bogga InfoFinland.fi, islamarkaana aad xustaa rukhsadda aama leeysinka nooceedu yahay CC BY 4.0." }
{ "ar": "بإمكانك القيام بهذه الأمور بأي طريقة معقولة، ولكن ليس بطريقة التلميح بأن InfoFinland يوصي بك أو بأن تستخدم مواد InfoFinland .", "so": "Waa inaad sheegtaa ama tusmaysaa haddii aad qoraalka wax ka bedeshay." }
{ "ar": "ليست هناك قيود أخرى – ليس بإمكانك أن تفرض شروط حقوقية أو موانع تقنية، بحيث أنها تمنع حقوق الآخرين من القيام بتلك الأمور التي يسمح بها الترخيص.", "so": "Wax kale oo xadidaad ah ma jiraan — Xaq uma lihid inaad dejiso ama sameyso shuruudo xuquuqeed ama farsamooyin kale oo ka horistaagaya dadka kale in ai ay s...
{ "ar": "نَسب المُصنَّف 4.0 دوليالفنلندية _ السويدية _ الإنجليزية _ الروسية _ الفرنسية _ الإسبانية _ التركية _ الصينية _ الفارسية _ العربية _ الألمانية _ البرتغالية _ البولندية _ النرويجية", "so": "Magaca rukhsada ama ogolaanshaha 4.0 Finnish _ Iswidish _ Ingiriis _ Ruush _ Faraansiis _ Isbanish _ Turki _ Shiino _ ...
{ "ar": "_ الهولندية _ الكرواتية _ الرومانية _ المجرية _ اليابانية _ الإيطالية", "so": "_ Holand _ Kroashan _ Romaniyan _ Hungariyan _ Jabanees _ Talyaani" }
{ "ar": "_ اللاتفية", "so": "_ Latfian" }
{ "ar": "_ الليتوانية", "so": "_ Lituwanian" }
{ "ar": "_ الدانماركية", "so": "_ Danish" }
{ "ar": "_ الآيسلندية", "so": "_ Ayslandik" }
{ "ar": "_ اليونانية", "so": "_ Griig" }
{ "ar": "_ التشيكية", "so": "_ Czech" }
{ "ar": "واجهة برمجة التطبيقات المفتوحة (API)", "so": "linkkiInfoFinland:" }

{ "ar": "نصوص الخدمة الشبكية InfoFinland.fi مُستعملة في الخدمات التالية:", "so": "Qoraallada adeegga shabakadda InfoFinland.fi waxaa lagu isticmaala adeegyada soo socda:" }
{ "ar": "دليل أهلاً وسهلاً بكم في فنلندا(pdf, 3,40 MB)الفنلندية _ السويدية _ الإنجليزية _ الروسية _ الإستونية", "so": "Buugga" }
{ "ar": "_ الفرنسية _ الصومالية _ الإسبانية _ التركية _ الصينية _ الفارسية _ العربية", "so": "Ku soo dhowow Finland(pdf, 3,40 MB)Finnish _ Iswidish _ Ingiriis _ Ruush _ Estoniyan _ Faraansiis _ Soomaali _ Isbanish _ Turki _ Shiino _ Bershan _ Carabi" }

{ "ar": "معلومات اساسية", "so": "Warbixinta asaasigga ah" }
{ "ar": "تاريخ توركو", "so": "Sooyaalka Turku" }
{ "ar": "المرور والمواصلات", "so": "Gaadiidka" }
{ "ar": "الدين", "so": "Diinta" }
{ "ar": "صنع القرار والتأثير", "so": "Go’aan sameynta iyo saameyn ku yeelashada" }
{ "ar": "معلومات اساسية", "so": "Warbixinta asaasigga ah" }
{ "ar": "توركو اقدم مدينة فنلندية وعاصمة سابقة للبلد.", "so": "Turku waa magaaladda Finland ugu da’ada weyn waana dalka magaalo madaxdiisii hore." }
{ "ar": "توركو احد المدن الكبيرة في فنلندا.", "so": "Turku waxay ka mid tahay magaalooyinka Finland ugu waaweyn." }
{ "ar": "تقع توركو في مقاطعة Varsinais-Suomiوهي عاصمة المقاطعة الغربية.", "so": "Turku waxay ku taalaa gobolka Varsinais-Suomi waana magaalo madaxda gobolka Galbeedka.Finland (Länsi-Suomi)" }
{ "ar": "توركو تعتبر رسميا مدينة ذات لغتين ونسبة ٥% من سكانها يتحدثون اللغة السويدية كلغة أم.", "so": "Turku waa magaalo si sharciyeysan laba af loogaga hadlo, dadka deggana ilaa 5% ayaa ku hadla af iswidhishka." }
{ "ar": "توركو مدينة متعددة الثقافات جدا ١٤٠٠٠ نسمة من سكانها يتحدثون لغات اخرى غير الفنلندية والسويدية كلغة أم. الجنسيات التي تسكن في توركو حوالي من ١٣٠ بلد مختلف.", "so": "Turku sidoo kale waa magaalo aad u dhaqamo kala gedisan waana magaalo dadka deggan 14000 ay ku hadlaan afaf kale oo aan aheyn Finnish ama iswi...
{ "ar": "اكثر الجنسيات في توركو هي الروسية، الستونية، العراقية، الصومالية والسويدية.", "so": "Turku waxaa deggan qowmiyaddo kala duduwan ooka kala yimid ilaa iyo 130 dal oo kala duwan." }
{ "ar": "تاريخ توركو", "so": "Sooyaalka Turku" }
{ "ar": "تأسست توركو في العقد الثاني عشر، عندما كان نهرAurajoki يَصُبُّ في البحر.", "so": "Magaaladda Turkuwaxay dhalatey qarnigii-1200 xilliyadiisii, halka ay webigga Aura kaga darsamo badda." }
{ "ar": "يبدأ تاريخ المدينة عادةً من الكتاب الذي اعطى فيه Gregorius IX غريغوريوس التاسع الموافقة بنقل الاسقفية الى منطقة توركو الحالية.", "so": "Sooyaalka magaaladda inta badan waxaa laga bilaabaa xaanshidii uu baadarigga Gregorius IX siiyey ogolaansha in uu Turku agagaarkeeda ku wareejinayo kanniisadda fadhigga bi...
{ "ar": "توركو كانت اكبر مدينة فنلندية وفي نفس الوقت كانت اكبر واهم مدن الامبراطورية السويدية في القرون الوسطى.", "so": "Turku waxay aheyd magaaladda Finland ugu weyn sidoo kalena boqortooyadda iswidhishka magaalooyinka ugu waaweyn uguna muhiimsan." }
{ "ar": "كلمة توركو تأتي من كلمة السلفيه الروسية القديمة (úrgút) والتي تعني الساحة المفتوحة.", "so": "Ereyggaturku waxay ka timid ereygga qadiimi ah oo ruushka ah ee tǔrgǔ, kaas oo looga jeedosuuq." }
{ "ar": "بسبب حسن المواصلات انتقل العديد من الناس الى المدينة، وخصوصا التجار.", "so": "Gaaddiidka wanaagsan ee isgag dhex goosh awgeed ayaa magaaladda waxaa u soo guurey dad badan, khaas ahaan baayac mushtari." }
{ "ar": "تدريجيا توسعت المدينة واغتنت.", "so": "Tartiibtartiib ayey magaaladdii u kortey una taajirtey." }
{ "ar": "مركز مدينة توركو كانت تقع في محيط Tuomiokirkko الجزء الاكبر من العمارات والابنية كانت مبنية من الخشب ولذلك الحرائق كانت كثيرة.", "so": "Inta ugu badan guryaha iyo dhismayaashaba waxaa laga dhisey qoryo sababtaas ayuuna u badnaa dabku ama gubshada guryuhu." }
{ "ar": "قرب المدينة كانت تقع قلعة توركو وهي من معالم السلطة المهمة في منطقة فنلندا.", "so": "Magaaladda agteeda qasrigga Turku (Turun linna) oo muhiim u ahaa awoodda ugu muhiimsan ee saldhigga u ah Finland agagaarkeeda." }
{ "ar": "بالرغم من الحماية التي كانت تعطيها القلعة، الا ان المدينة كانت مشهدا لكثيرا من حروب العصور الوسطى.", "so": "Difaac siinta qasrigaasi isagoo jiraa xataa magaaladdu marar badan waxay noqotey goob dagaal." }
{ "ar": "مكانة توركو كمركز شرقي للامبراطورية السويدية قد تأكدت في العقد السادس عشر عندما بُنِيَت هنال العديد من المدارس والمؤسسات الادارية.", "so": "Saldhigga Turku ee boqortooyadda barigga iswidhishka waxay awood yeelatey qarnigii-1600, markii la aasaasey iskuulo badan- iyoxarumo dawladeed." }
{ "ar": "مثلا حكومة المقاطعة تأسست في توركو سنة ١٦١٧ وأول محكمة استئناف في فنلندا سنة ١٦٢٣.", "so": "Tusaale ahaan dawladda hoose laga asaasey Turku sanadkii 1617 oo markii ugu horeysey maxkamadda rafcaanka ee Finland la furey sanadkii 1623 kii." }
{ "ar": "اعطت ملكة السويد امراً ببناء اول جامعة فنلندية في توركو، اكاديمية توركو سنة ١٦٤٠.", "so": "Boqoradda iswidhishka ayaa amartey in laga aasaaso Turku Finland markii ugu horeysey jaamacad, akademiyada Turku, sanadkii 1640 kii." }
{ "ar": "في سنوات ١٨٠٨ ـ ١٨٠٩ اشتعلت الحرب بين السويد وروسيا وعلى اثره انتقلت فنلندا من السلطة السويدية الى الوصاية الروسية.", "so": "Sanadihii 1808-1809 waxaa lala dagaalamey Iswidhan iyo Ruushka, kaas oo kalifey in ay Finland ka soo wareegto Iswidhan una soo wareegto oo ay hoos timaado xukunka ruushka." }
{ "ar": "واصبح القيصر الروسي هو المسيطر على فنلندا واصبح الفنلنديون روساً.", "so": "Finnishka waxaa xukunkiisa qabsadey boqor Ruush ah finnishkuna waxay noqdeen bulsho ruush ah" }
{ "ar": "سنة ١٨٠٩ اصبحت توركو مكان وجود مركز ادارة الدوقية الفنلندية، يعن عاصمة الحكم الذاتي الفنلندي.", "so": "Turku waxay noqotey sanadkii 1809 kii gobolka ugu ballaadhan ee ammiradda goobta ku sii simidda dowladda" }
{ "ar": "كانت في توركو مؤسسات مهمة بسبب مكانتها التاريخية السابقة.", "so": "Turku waxay aheyd goob taariikhi ah sababtoo ah xafiisyadii muiimka ahaa ee ku yaaley." }
{ "ar": "انتقلت العاصمة على كل حال الى هلسنكي سنة ١٨١٢، لان القيصر السكندر الاول مان يعتقد ان توركو سويدي الهوى وان توركو قريبة جدا من البلد الام السويد.", "so": "Si kastaba ha ahaatee magaalo madaxdii waxaa loo wareejiyey Helsinki sanadkii1812 kii, sabatoo ah boqorka Aleksander 1 sida uu qabay wuxuu u arkayey in a...
{ "ar": "بغض النظر عن عدد المطرانيات، فان هيئات الدارة المركزية الاخيرة واكاديمية توركو نُقِلَت الى العاصمة الجديدة سنة ١٨٢٧ بعد حريق توركو الكبير.", "so": "Fadhigii kanniisadaha biishobka iyadoo uu jiro xataa xunbnaha dowladda dhexe iyo akedemiyadii Turku ugu dambeyntii waxaa loo wareejiyey magaalo madaxdii cusbey...
End of preview. Expand in Data Studio

Somali Multilingual Infopankki

somali-multilingual-infopankki is a parallel corpus containing multilingual translation pairs that involve the Somali (so) language. This dataset has been filtered and extracted from the original Helsinki-NLP/opus_infopankki corpus.

It is designed to support machine translation (NMT), multilingual sentence alignment, and Somali natural language processing (NLP) research.

Dataset Details

  • Source Dataset: Helsinki-NLP/opus_infopankki
  • Total Rows: 226,212 translation units
  • Subsets: 11 configurations containing Somali language pairs (such as ar-so, fi-so, en-so, sv-so, etc.)
  • Size: 25.3 MB

How to Use

You can load any subset of this dataset using the Hugging Face datasets library:

from datasets import load_dataset

dataset = load_dataset("tufaax/somali-multilingual-infopankki", "ar-so")
print(dataset["train"][0])
Downloads last month
-