audio audioduration (s) 1.52 6.46 | transcription stringlengths 29 142 |
|---|---|
Waxaan u raacay magaalo kale, markaasuu wuxuu watay basaska u kala baxa magaaladaas iyo Xamar. | |
Kadib, intaan jidka soconay, ayuu sheeko ila wadaagay. | |
Ane waan yaraa, waxaan ahaa gabar yar oo sheekadu markaas ugu horreso. | |
Wuxuu iga dhaa-dhiciyay inuu i guursado. | |
Waliba qaab qudbo-siro ah, anna waxba kama aqoon, xaaladaasi caadi bay ila ahayd. | |
Markii aan tagnay magaaladii aan u safraynay, xaafadii aan u socday ayuu i geeyay. | |
Wuxuuna iga qorte taleefankayga. | |
Wuu isoo wacay, fiidkii ayuu na iigu yimid guriga. | |
Kadib, subaxii dambe ayuu magaalada Muqdisho kusoo laabtay. | |
Soo-laabashadiisii dambe ee uu kusoo laabanayo magaaladeenan. | |
Waxaana ku heshiinnay, sida qorshaha uu ahaa markan, inaan is-mehersanno. | |
Goor fiid ah ayaan israacnay, waxaana u tagnay wadaad. | |
Waana la isku kaaya mehriyay. | |
Meher ma aheen, calaashaan xaaraan u fasixid ayaan ku macneeyay. | |
Habeenkaas wixii ka dambeeyay, wuu iska kay isticmaali jiray, anna nolosha isaga baa iigu horreesay, igamaysanba qasneen qasaaro iyo dhibaato. | |
Inay imaan doontana maskaxdayda kuma jirin. | |
Bil iyo xoogaa kadib ayaan xanuunsaday, waxaana dareemay dhibaato ila soo daristay. | |
Xaafad ayaa la iga dareemay, inay si wax iga yihiin. | |
Waxaa igu cuslaatay xaaladii, iyo waxaan reerkayga u sheegi lahaa maadaama. | |
Aan ogaaday, inan uur leeyahay. | |
Waxaan u sheegay reerkaygii, waxaana la igu yiri, ninkii ku qabey keen. | |
Asagii ayaan arintii u sheegay, balse wuu iga diiday. | |
Xataa wuxuu gaaray heer, uu taleefankiisii iska tuuro. | |
Mudo ayaan raadiyay, waxaana ka doonay. | |
Waxaan isku dayay inan la hadlo, balse wuu i caayay, wuuna i kala tuuray. | |
Waxaana arintii u sheegay, walaalkii iga weynaa. | |
Maadaama, xaaladii faraha ay ka baxday. | |
Walaalkaygii weynaa, wuxuu isku dayay, inuu ninka la xaajoodo. | |
Ayuu bosteejadii baabuurka oo taagan, ugu tagay. | |
Aniga iyo walaalkey, markaas, waa isla soconnaa. | |
Walaalkey, wuu la ballamay ninkii. | |
Caawo fiidkii, inay iskugu yimaadeen meel shaah laga cabo oo lagu caweeyo, ayay ku ballameen. | |
Walaalkay markii xiligii ballanta la gaaray ayuu tagay meeshii. | |
Maze durba wuxuu ula tagay labo nin oo qorya wata. | |
Sheekada inaa sii wado xiligaan way adag tahay, laakiin waaku qasbanahay inaa sheekada dhameeyoo; walalkay waa la dilay. | |
ninka reer kayaga u shaqeeynayay uguna weynaa dambigaasna anaa galay oo sabab saday. | |
dilkii walalkay anaa gacantayda ku keensaday, aabahay oo dhiigkar. | |
qabay, dhiiggii ayaa ku karay. | |
maalinki uu maqlay inaan uur qaaday ilaa iyo maalintii uu walalkay dhintay jiif wuu uu laโdi waayay. | |
dilkii walalkay kadib dhiikarkii ayaa kusii batay, wuuna geeriyooday. | |
hooyaday oo joogto magaaladii Muqdisho. | |
anigana markaas aan kasoo tagay. | |
madaxa ayaa dhiig kaga furmay. | |
markay aabe iyo walaalkay israaceen. | |
wayna kadaba tagtay iyadanah. | |
Reerkee nii sidaas ayay saddex qof. | |
usal fatay xaalad ani ga aan geestay darteed, walow rabi uu qadaray. | |
aniga iyo labo gabdhoodoo iga yar yar. | |
oo ahan mida sabab teeda musii badaan ku dhacday, oo uurkeeda markii aan qaaday. | |
dhibkaa noo dhan reer keeniyoo lasoo darsay | |
Qadarka ale ayuu ahaa, laakiin waxuu ku yimid caruur nimadayda, iyo caqli xuma dayda. |
README.md exists but content is empty.
- Downloads last month
- 9