Dataset Viewer
Auto-converted to Parquet Duplicate
text
stringlengths
275
70.6k
source
stringclasses
5 values
Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in Qarax Xoogan laga Maqlay Deegaan katirsan Gobolka Shabellaha Hoose. Qaraxa ayaa ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa lala Eegtay Kollonyo katirsan Ciidanka AMISOM oo marayey Deegaanka Ceel wareegoow. Ciidanka loo galay Wadada waxaa la sheegay inay ahaayeen kuwo ...
somaliweb_hplt2-so
Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo ku sugan Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa ugu baaqay Madaxda Puntland inay ka qeyb qaataan xalinta Madaxda is khilaafsan ee Galmudug. Waxa uu sheegay in muhiim ay tahay in madaxda Puntland ay talooyin...
somaliweb_hplt2-so
Waxa uu shegay sarkalkani in tiro ka mid ah maleeshiyaadkaasi ay dileen halka kuwa oo dhagar qabayaal ah gacanta ay ku dhigeen sharcigana ay soo taagi doonaan. Kabtan Axmed Xasan Caraale ayaa sidoo kale ka hadlay deeganada ay weli ku harsanyihiin argagaxisadu ee gobolka Galgaduud ay duulaan ku yihiin, isagoo tilmaamay ...
somaliweb_cc100-so
Waqti hore, waxaa jiray shimbir weyn oo qurux badan oo la oran jiray Midabbo. Midabbo waxay lahayd baalal aad u kala duwan oo midabada qorraxshada leh. Waxay ku noolayd geed weyn oo qurux badan oo miyiga dhexdiisa ku yaallay. Maalin maalmaha ka mid ah, Midabbo waxay dhistay guri yar oo aad u qurux badan oo geedka dush...
tinystories_gemma4
(Moqdisho) 09 Maarso 2015. Naadiga Elman ayaa gaartay guul muhiim ah kaddib markii ay 2-0 uga adkaatay naadiga Somali Fruit ciyaar ka tirsanayd horyaalka heerka koowaad ee Soomaaliya. Qeybtii hore ee ciyaartan ayaa nasiinada la aaday iyadoon wax gool ah la iska dhalin waloow fursado la sameeyay. Markii la isku soo laab...
somaliweb_hplt2-so
Maalin qurux badan, suuqa weyn ee magaaladu aad ayuu u buuxaanaa. Miraha iyo qudaarta ayaa meel walba yaallay. Waxaa halkaas joogtay bisad yar oo firfircoon oo la yiraahdo Canab. Canab waxay jecleyd inay dhex oroddo dukaamada. Si lama filaan ah, Canab waxay aragtay xaafad yar oo aad u tabar daran oo isku dayaysa inay ...
tinystories_gemma4
Tababaraha Manchester City Roberto Mancini ayaa shaaca ka qaaday muhiiimadda ah inuu xoojiyo kooxdiisa, inta lagu guda jiro toddbaadka ugu dambeeya suuqa kala iibsiga cayaartoyda. Kooxda heysata Horyaalka Premier League ayaa xagaagan soo qabsatay kaliya hal cayaaryahan oo ah qad dhexle Jack Rodwell oo ay 15 milyan uga ...
somaliweb_hplt2-so
Dowladda Xasan Shiikh Maxamuud ayuu sheegay inaysan waddanka waxba ka qaban kuna fashilantey nidaamkii Federaalka ee lagu aaminey waa sida uu Farole sheegay, wuxuu sheegay madaxwaynaha Soomaaliya inuu dadaal ugu jiro sidii uu dib ugu soo laaban lahaa. Hay'ada Somali Family Services, Maamulkeeda iyo shaqaalaheeda, Idaac...
somaliweb_cc100-so
Maalin roob badan, dooxada biyuhu ay socdaan. Baqal yar oo xoog badan ayaa alaabtiisa rarka ah wata. Isagoo dhex socda dhulka qoyan, wuxuu arkay wax ku jira biyo-mareenka agtiisa. Wuxuu soo qaaday buug duug ah oo aad u qurux badan. Baqal wuxuu furay buugga, wuxuuna arkay erayo xikmad ah oo ku qoran. Buuggu wuxuu ahaa ...
tinystories_gemma4
Qiimaha Meesha Tirada Nidaamka lambarka tobnaadka ah ee aan isticmaalno wuxuu ku saleysan yahay qiimaha meesha, halkaas oo booska lambarku uu go'aaminayo qiimihiisa dhabta ah. Tusaale ahaan, lambarka shanta ah ee ku jira konton wuxuu leeyahay qiime ka duwan kan ku jira shan boqol. Boosaska waxaa loo kala saaraa keligi...
domain_cpt_business_health
Maalin maalmaha ka mid ah, tuulada waxaa laga qoday ceel cusub oo biyo macaan leh. Dameer yar oo la yiraahdo Garaad ayaa aad u hawlkarnaa. Maalin ayaa Garaad isagoo biyaha soo raraya, wuxuu arkay bisad yar oo meel dhexda ah ku go’doonsan. Bisaddii waxay ku xirnayd jidka qoto dheer ee ceelka agtiisa ah, wayna cabsanaysa...
tinystories_gemma4
Maanta oo ah 12ka Oktoobar waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 66aad ee ka soo wareegtay maalintii ugu horaysay ee la soo bandhigay naqshadda Calanka Soomaaliyeed la iskuna raacay ,maalintaan oo ah maalin ku wayn quluubta shacbiga Soomaaliyeed, waa maalintii la go'aamiyay nooca uu noqonayo calnka Soomaaliya, taarii...
somaliweb_hplt2-so
Sidaan idiinku sheegay qoraalkaygii hore, arimaha ku saabsan ka sifaynta gudaha Ogadenya kooxdii ahaan jirtay Itixaadka, wuxuu ahaa go'aan kasoo baxay Itobiya ee ma'ahayn talaabo uu Cabdi iley ku dhaqaaqi karay hadaanu haysanin ogolaanshahaa. Waxaa kaloon idiin dul maray inuu Cabdi iley la mid yahay un boombalaha xarga...
somaliweb_cc100-so
Qayaastii hore loogu sameeyay Qaxootiga Dalka soo gaaraya ayaana wali wax isbadal ah ku dhicin sida ay hay.ada Markale shaacisay. Sanadaha kala ah 2018 iyo 2019 ayaana wali taagan halkii hore waxaana la filayaa ku dhawaad 23,000 kun oo Qaxooti ah sanadka 2018 halka 2019 la filayo 29,000 kun oo Qaxooti ah.
somaliweb_cc100-so
Sheekh Usuuli oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee bulshada uga jawaabta su'aalaha diiniga ah ee ka dhex guuxaya ayaa ka jawaabay su'aal laga weydiiyey isku tuur-tuurka uu galay kiiska Ikraan Tahliil, xilli uu toos u fadhiyey barnaamij ka baxay TV-ga Universal. Sheekha ayaa fariin la xariirta kiiska Ikraan Tahliil u d...
somaliweb_hplt2-so
GaroweπŸ™Allkisima)-Taliska ciidanka booliska gobolka Nugaal ayaa maanta soo bandhigay meydka nin Soomaali ah oo laga helay agagaarka tuulada 22-aad oo dhanka bari kaga beegan Garowe. Xaaladdan waxaa booliska ku soo wargeliyay qaar ka mid ah darawallada gaadiidka isaga kala goosha waddada dheer ee isku xirta Garoowe.& B...
somaliweb_hplt2-so
Ciidanka Hay'ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ay Howgal ka sameeyeen xaafadaha iyo waddooyinka Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Ciidanka ayaa howlgalka ku baarayey dadka iyo gawaarida isticmaala wadooyinka Waaweyn iyo Xaafadaha Magaalada Baydhabo, kadib falal Amni d...
somaliweb_hplt2-so
Xeerka Soomaaliyeed iyo nidaamka garsoorka dhaqanka Xeerka Soomaaliyeed waa nidaam sharciyeed oo soo jireen ah oo ay bulshadu u isticmaasho xallinta khilaafaadka iyo ilaalinta nabadgelyada iyo caddaaladda. Nidaamkan oo ka madax bannaan sharciyada casriga ah, wuxuu ku saleysan yahay wada-tashi, xeerbeegti, iyo odayaal ...
domain_cpt_business_health
TV Kalsan oo wareysi gaar ah la yeeshey Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon ayaa ka waramey noloshiisa, tan ehelkiisa, qoyskiisa, akhlaaqdiisa, dulqaadkiisa iyo guud ahaan heerkiisa waxbarasho laga bilaabo tan iyo markuu dhashey. Ra'iisul Wasaare Saacid oo uu khilaaf aad u weyn uu kala dhaxeeyo m...
somaliweb_cc100-so
Tababaraha Arsenal Arsene Wenger ayaa aamisan in uusan kooxdiisa ka rajeyn doonin keliya inay daafactamaan marka ay wajahaan Manchester United laakiin wuxuu sidoo kale doonayaa inay weeraraan habeenka Isniinta ah si ay ugu soo baxaan wareega semi-finalka FA Cup. Gunners ayaa imaaneysa kulanka ka dhacaya Trafford iyadoo...
somaliweb_hplt2-so
Hoolka doorashada Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, waxaa ku qul-qulaya xubno kala duwan oo dadweyne iyo masuuliyiin lagu marti qaaday Doorashada Magaalada Cadaado isugu jirta. Doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo maanta Cadaado ka dhacaysa Ammaanka ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaana socda baaris ciidanka...
somaliweb_hplt2-so
Maalin roobaat ayaa da'ayay. Dooxada waxaa ka socdayay biyo qurux badan oo qabow. Dabagaalle yar oo la yiraahdo Guuleed ayaa geedaha dhexdiisa ku bood-boodayay. Guuleed wuxuu raadinayay miro macaan oo uu cunno. Wuxuu arkay hooyadiis oo isku dayaysa inay miirada kala soo baxdo laamo sare oo geed ah. Hooyadiis waxay u m...
tinystories_gemma4
Maalin qurux badan, Sahra waxay joogtay beerta ubaxa ee ku dhex taal kayn cagaaran. Sahra waxay jeceshay inay daryeesho ubaxyada kala duwan. Maalin maalmaha ka mid ah, waxay aragtay saaxiibkeed Guuleed oo geed hoostii fadhiya, aadna u murugaysan. Sahra waxay ogaatay in Guuleed uu si isaga oo aan damac lahayn ubaxyo b...
tinystories_gemma4
Maalin qurux badan, waxaa dugsi Qur'aan ah joogay ey yar oo la oran jiray Guuleed. Guuleed wuxuu ahaa ey aad u daacad ah oo mar walba ag jooga carruurta baranaysa diinta. Maalin maalmaha ka mid ah, isagoo dhex lugeynaya barxadda dugsiga, ayuu maqlay dhawaaq daciif ah. Guuleed wuxuu u orday dhawaaqii, wuxuuna arkay bis...
tinystories_gemma4
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa Arbacadii shalay ahayd waxa uu kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya. Labada dhinac ayaa waxa ay ka wada hadleen qodobo ay ka mid ahaayeen Dagaalada kasoo cusboonaaday Bariga Gobolka Mudug oo u dhaxe...
somaliweb_cc100-so
Maalin qurux badan, xeebta buluugga ah ayaa aad u qurux badnayd. Shimbir weyn oo baalalkeedu midabbo badan leeyihiin ayaa meel sare ka eegaysay badda. Magaceeda waxaa la oran jiray Bilqis. Hoos dhanka ciidda, laba saaxiib ah, Liibaan iyo Guuleed, ayaa aad u qaylinayay. Waxay ku muranayeen yaa helaya qolofta quruxda ba...
tinystories_gemma4
Maalin qurux badan, wiil yar oo la yiraahdo Liibaan ayaa dukaanka xaafadda tegay. Liibaan waa wiil yar oo geeljire ah, laakiin wuxuu aad u jecel yahay ciyaarta. Isagoo dukaanka taagan, wuxuu arkay carruur kale oo dukaanka agtiisa ku ciyaaraya iyagoo aan waxna haysan. Liibaan wuxuu go'aansaday inuu wax ka duwan sameeyo...
tinystories_gemma4
Conte shaqadiisa ugu quruxda badan wuxuu kasoo qabtay kooxda Juventus oo uu u qaaday sedex sano oo xariir ah horyaalka Talyaaniga 2011 ilaa 2014, sidoo kalena xulka Italy shaqo wacan ayuu ka qabtay asigoo rubuc dhamaadii tartanka Euro 2016 xagaagii hore soo gaarsiiyay. Antonio Conte waxaa u dhaxdo gabadha quruxda badan...
somaliweb_cc100-so
Saamaynta socdaalka ee dhaqaalaha adduunka Socdaalka dadku waa dhacdo taariikhi ah oo saameyn weyn ku leh dhaqaalaha iyo bulshada dalal badan. Dadka u haajiraya waddamada kale ayaa inta badan raadiya fursado shaqo oo dhaanta kuwii ay ka yimaadeen, waxayna door weyn ka ciyaaraan kobaca dhaqaale ee waddamada ay tagaan. ...
domain_cpt_business_health
Is-dhexgalka iyo Shabakadaynta Xirfadeed Shabakadayntu waa aalad awood leh oo kuu sahlaysa inaad hesho fursado shaqo oo aan inta badan lagu xayaysiin baraha bulshada. Ka qeybgalka shirarka, seminaarrada, iyo xiriirka aad la leedahay dadka ka shaqeeya goobaha aad higsanayso ayaa furi kara albaabo badan. Waa muhiim inaa...
domain_cpt_business_health
Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ku wargalisey guddiga isku dhafka ciidamada in ay isaga baxaan magaalada Kismaayo kadib markii dowlad goboleedka ay xiriirkii u jartay dowladda federaalka. Guddiga waxaa ka mid ah wasiiru dowlaha gaanshaandhigga Maxamed Cali Xagaa Guddigani oo ku hawlanaa qorista ciidamada ka mid noqona...
somaliweb_hplt2-so
Soo Celinta Hiddaha iyo Dhaqanka ee Masraxa Qaranka Masraxa Qaranka Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho ayaa dib u bilaabay bandhigyada fanka iyo suugaanta, kuwaas oo soo jiitay fanaaniin iyo dhageystayaal tiro badan oo ka kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir. Bandhigyadan ayaa ah kuwo lagu soo bandhigayo heesaha wa...
domain_cpt_business_health
Doorka Maansadu ku leedahay Bulshada Soomaaliyeed Suugaantu waa tiirarka ugu waaweyn ee bulshada Soomaaliyeed ay ku dhaqmaan, gaar ahaan maansada oo ahayd habka ugu muhiimsan ee aqoonta, taariikhda, iyo dareenka lagu gudbiyo. Abwaannadu waxay ahaayeen dadka ugu saamaynta badan bulshada, kuwaas oo isticmaalaayay ereyo ...
domain_cpt_business_health
Maalin qurux badan, Baqal ayaa joogay xeebta quruxda badan. Baqal waa baqal yar oo aad u xoog badan. Wuxuu ahaa qof alaabta culus qaada. Isagoo ciidda dhex socda, wuxuu helay buug duug ah oo dhulka ku yaalla. Baqal wuxuu furay buuggii. Waxaa ku qornaa erayo xikmad leh. Buuggu wuxuu leeyahay: "Cafiska iyo dulqaadku wax...
tinystories_gemma4
35 Sarkaal oo DF Looga Dilay Weeraradii Xalay Muqdisho Ka Dhacay. Wararka ka imaanaya dalka Faransiiska waxaa uu ku waramayaa in halkaas uu ka dhacay weerar qorsheysan oo lagu qaaday ciidamo katirsan Booliiska wadankaas. Weerarka oo loo adeegsaday Gaari waxaa fuliyay qof aan heybtiisa illaa iyo hadda la ogeyn, waxaana ...
somaliweb_cc100-so
Maamulka Somaliland ayaa si adag uga hadlay in Jen. Maxamed Xirsi Morgan uu ka mid noqdo Aqalka Sare ee Dowlada Cusub ee Soomaaliya. Somaliland ayaa Jen. Morgan ku eedeysay inuu Xaquuq ba'an u geystay Shacabka Gobolada Waqooyi, uuna yahay Gacan ku dhiigle, kuna hanjabtay inay maxkamad la tiigsan doonto. "Waxaanu Aduun ...
somaliweb_hplt2-so
Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa ka hadley doorashada maanta ka dhacdey magaalada Kismaayo ee lagu doortey madaxweynaha jublanad Axmed maxamed Islan, waxaana uu ku tilmaamey in ay tahay XAD-GUDUB. Cabdikariim Xuseen guuleed oo ah nin si weyn loogu yaqaano in waxa uu qabo ku soo bandhig...
somaliweb_cc100-so
Maqaal: Dhabta & Dhabar Adayga Naftiihuraha JWXO, Q1aad. Dad badan oo kamid ah Soomaalida Ogadenya ayaa caadaystay aflagaadaynta, xaqiraada iyo wax ka sheegida Naftood-hureyaasha Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenya (CWXO) ee kala gaabiyay ciidanka Gumaysiga Itoobiya. CWXO ayaa dullinimada iyo gumaysiga ka door biday in...
somaliweb_hplt2-so
Wax qabadkii Sanadkii Tagay iyo Dhaliilaha wali jira: Madaxweyne Farmaajo intuu xilka hayey waxuu Dib usoo Celiyey Sharaftii Muwaadiniin Soomaaliyeed oo Xabsiyo kaga jirey Ethiopia iyo india. Waxuu dib u heshiisiin ka dhex sameeyey Maamulka […] Dunnida aynu ku nool-nahay 70% waa biyo 30% waa dhul,Illaahayna wuxuu sheeg...
somaliweb_cc100-so
Wararkii ugu dambeeyay shirarka gaar gaarka ee ka socda Dhuusamareeb Waxaa saacadihii u dambeeyay ka socday magaalada Dhuusamareeb kulamo gaar gaar ah oo u dhaxeeyay Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa Dowlad goboleedyada, kulamadan ayaa ahaa kuwo hordhac u ah kulanka weyn ee ay yeelanayaan DFS iyo Dowlad Goboleedyada...
somaliweb_hplt2-so
Maalin qurux badan, qorraxdu waxay si fiiradaysa u iftiimaysay miyiga. Geed weyn oo hoos leh ayaa ag yaallay. Baqal wuxuu ahaa baqal yar laakiin aad u xoog badan. Maalin kasta, wuxuu xambaari jiray alaabta culus si uu dadka uga caawiyo. Si lama filaan ah, Baqal wuxuu maqlay shanqar daciif ah. Wuxuu arkay neef ari ah o...
tinystories_gemma4
Kulan shalay ka dhacay magaalada Adisababa ayuu wasiirka arimaha dibadda ee dalka Itoobiya ka sheegay in la isku dhafayo golaha wasiirada Soomaaliya iyo kuwooda Itoobiya, taasoo ka dhigan in wasiiro Tikree ah ay yimaadaan Muqdisho islamarkaana amarro ay kusoo rogaan shacabka Soomaaliyeed. Haddaba arrintan halista ah ay...
somaliweb_hplt2-so
Shirkan ayaa waxyaabaha diiradda lagu saarayo waxaa ka mid ah waxqabadkii shantii sanno ee la soo dhaafey, xaaladda nabadgelyada iyo amniga ee Africa, doorka qaaradda ee amniga caalamka, iyo fikrado is-dhaafsi la xiriira tayeynta amniga iyo xalinta xasaradaha. Guddoomiyaha Madasha Sare ee Amniga Afrika, Olusegun A. Oba...
somaliweb_cc100-so
Ciidanka Amniga oo u socda raxan raxan ayaa xalay Howlgallo ka sameeyeen qaybo ka mid ah degmooyinka Muqdisho, waxaana si gaar ah ay xalay howlgaladaasi uga dheceen Degmooyinka Wartanabadda iyo Degmada Hodan ee Gobolkani Banaadir. Ciidanka Amniga ayaa lagu arkaayay Degmadda Wartanabadda, waxaa sidoo kale arkayay Ciidan...
somaliweb_hplt2-so
Xog ay heshay wakaalada Warqaad.com ayaa sheegeysa in Ururka Al shabaab ay qorsheynayaan weerar Halaag ah in ay ay ku qaadaan Ciidamada Mukhtaar Roobow. Shiikh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ayaa dowlada Soomaaliya u balanqaaday inuu dagaal xoogan la gali doono ururka Al shabaab uu sheegay inay xasuuqeen shacabka So...
somaliweb_hplt2-so
Gollaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa bogaadiyey sida haweenka iyo dhalinyarada ay uga qeybqaateen doorashadii ama soo xulidii Baarlamaanka oo ay ku leeyihiin door muuqda. Ergayga gaarga ah ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Michael Keating ee sanadkii hore xilka la wareegay ayaa awooda saaray sidii haweenka ay ku...
somaliweb_cc100-so
Safar aan la ilaawi karin Axmed wuxuu go'aansaday inuu lug ku maro dhulka fog ee gobolka Mudug si uu u ogaado taariikhda awoowyaashiis. Intii uu socday, wuxuu la kulmay dad badan oo u sheegay sheekooyin xiiso leh. Wuxuu bartay sida loo noolaado xaalad adag iyo sida loo qadariyo dhibicda biyaha. Axmed wuxuu ku soo laab...
domain_cpt_business_health
Shariif Sakiin sidoo kale, waxaa xilka ka qaaday intii hore ugu dooratay xilkaa in ka badan, haddana laga fujin waayey, isagu garaadkiisa kuma tagin, garabna waa haystaa, waa "Gardarro garab og lagama guulaysto!" garabka wuxuu ka helayaa canaasir ka tirsan madaxda sare ee dawladda, oo iyagu raalli uga ah inuu sii hayo ...
somaliweb_cc100-so
Maalin maalmaha ka mid ah, waxaa jiray wiil yar oo la odhan jiray Liibaan. Liibaan wuxuu ahaa wiil aad u dadaal badan. Maalin kasta wuxuu badda ka soo jillaabi jiray kalluun aad u macaan. Habeen habeenada ka mid ah, wuxuu tagi jiray xero xoolo oo nabad ah si uu u nasto. Habeenkaas, Liibaan aad ayuu u harraad badnaa. W...
tinystories_gemma4
Maalin qurux badan, waxaa jirtay kayn yar oo geedo cagaaran leh. Wiil yar oo la yiraahdo Liibaan ayaa halkaas dhex socday. Liibaan waa wiil aad u fariid ah, wuxuuna aad u jecel yahay farsamada gacanta iyo wax qoraalka ah. Isagoo kaynta dhex maraya, wuxuu arkay saaxiibkiis Guuleed oo fadhiya geed hoostiis. Guuleed wuxu...
tinystories_gemma4
Afhayeen u hadlay Roman Abramovich ayaa xaqiijiyay in maalqabeenkan u dhashay dalka Ruushka ee saameynta siyaasadeed leh laga shakisan yahay in la sumeeyay horaantii bishan kaddib markii uu ka qayb galay wadaxaajood nabadeed oo uu la yeeshay ergo ka socotay dhinaca Ukraine. Abramovich ayaa la sheegay in ay hadda xaalad...
somaliweb_hplt2-so
Daryeelka Caafimaadka iyo Adeegyada Bulshada ee Gobolka Hiiraan Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka socda mashaariic caafimaad oo lagu tayeynayo isbitaallada guud iyo kuwa gaarka loo leeyahay si loo daboolo baahida bulshada. Wasaaradda caafimaadka iyo hay'adaha gargaarka ayaa keenay qalab caafimaad oo casri ah iyo dawooyin ...
domain_cpt_business_health
Saamaynta Hurdada Yari ku leedahay Miisaanka iyo Dheef-shiidka Dad badan ayaan garanayn in hurdadu ay xidhiidh toos ah la leedahay ilaalinta miisaanka jidhka iyo habka dheef-shiidka. Cilmi-baarisyo kala duwan ayaa muujiyay in dadka aan helin hurdo ku filan ay u badan tahay inay cayilaan ama ay la kulmaan dhibaatooyin ...
domain_cpt_business_health
Warar aan heleyno ayaa sheegaya in Ciidamada Imaaraadka tababaray ee ku jira Xerada Ciidanka Generaal Gordan lagu amray ineysan soo dhaafi Karin Xeyndaabka xeradooda,islamarkaana aanay dibada xerada kaga soo bixin Karin. Amarkaan oo ka soo baxay Taliska Guud ee Ciidamada Xoogga dalka ayaa looga gol leeyahay in lagu yar...
somaliweb_hplt2-so
Maalin maalmaha ka mid ah, wiil yar oo reer miyi ah oo la yiraahdo Liibaan ayaa markii ugu horreysay magaalada yimid. Wuxuu aad ula yaabayay buuqa iyo dadka badan ee suuqa qudaarta jooga. Liibaan wuxuu arkay miraha kala duwan sida mooska, liinta, iyo tufaaxa oo si qurux badan loo soo bandhigay. Si lama filaan ah, Liib...
tinystories_gemma4
Horumarinta Dhaqashada Geela ee Soomaaliya Dhaqashada geelu waa tiirka ugu muhiimsan ee dhaqaalaha miyiga Soomaaliya, waxaana lagu tiriyaa hanti qaran oo aan la beddeli karin. Geelu wuxuu u adkaystaa abaarta iyo xaaladaha adag ee cimilada, taas oo ka dhigaysa xayawaanka ugu habboon ee lagu dhaqdo dhulka baaxadda leh e...
domain_cpt_business_health
Doorashada Dalagyada u Adkaysta Abaarta iyo Biyo-yaraanta Marka la wajahayo isbeddelka cimilada iyo yaraanshaha biyaha, habka ugu wanaagsan ee beeralaydu ay ula qabsan karaan waa in ay doortaan noocyada dalagyada ee u adkaysta abaaraha. Dalagyada qaar sida galleyda qaar ka mid ah, sorghum, iyo digirta qaarkood waxay u...
domain_cpt_business_health
Raysal Wasaare Cabdi wali oo safar ku kala bixin doona Kenya, Itoobiya iyo Puntland Bisha May horaanteeda ayaa Raysal wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Cadiwali Sheikh Axmed wuxuu bilaabayaa safaro shaqo oo uu ku aadayo Wadamada Dariska qaarkood iyo Puntland, Sida ay warka ku heleen Howlwadeenada Pjntlandi...
somaliweb_hplt2-so
Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay K/Afrika Cape Town (HL) Ganacsade Soomaali ah oo lagu magacaabi jiray Daahir Cabdullaahi Maxamuud ayaa shalay lagu dilay tuulada Putfontein ee hoos-tagta magaalada Johannesburg ee waddanka Koonfur Afrika, kaddib markii kooxo burcadda waddankaasi ay ku weerartay goobtiisa ganacsi. Bur...
somaliweb_hplt2-so
Codbixintii Labourka ayaa ku soo dhammaatay Jeremy Corbyn oo horseedkii Xisbiga hareeraha ka joogaan, waxna ka qaadaya heesta Calanka cas "Red Flag". Muuqaalkaas oo caddeeynaya jihada, Hoggaamiyaha Labourku u wado bidixda Britain, iyo malaha Britain oo dil. Sidaas oo kale waxaa u caddaa ereyadiisa: "Hantiwadaagga an ru...
somaliweb_hplt2-so
Maalin maalmaha ka mid ah, habeen dambe ayaa qolka fadhiga lagu wada joogay. Sahra waxay si deggen u caawinaysay hooyadeed oo alaabta nidaaminaysa. Sahra waa gabar aad u edeb badan oo dadka ixtiraamta. Maalintii hore, Sahra waxay beerta ku beeray abuur yar oo aad u daryeeli jirtay. Maalin kasta waxay ku wadin biyo, wa...
tinystories_gemma4
Maalin qurux badan ayaa bilaabatay. Nayl oo ah ari yar oo aad u firfircoon, ayaa subaxii hore soo toosay. Kayn yar oo geedo cagaaran leh ayaa ku hareeraysnayd. Nayl wuxuu aad u jecel yahay boodboodka iyo ciyaarta, laakiin maanta wax kale ayuu damacsanaa. Wuxuu go'aansaday inuu qoyskiisa farxad geliyo. Isagoo aan daali...
tinystories_gemma4
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta xarunta madaxtooyada magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayey Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arimaha Soomaaliya Amb James Swan iyo sidoo kale wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan...
somaliweb_hplt2-so
Hagaajinta Ciladaha Shabakadaha (Network Troubleshooting) Maareynta shabakadaha waxay si joogto ah u wajahdaa caqabado iyo cilado ka yimaada dhanka qalabka ama barnaamijyada, taas oo ka dhigaysa cilmi-baarista ama 'troubleshooting' xirfad muhiim u ah injineerada shabakadaha. Marka uu internetka go'o ama xawaaruhu hoos...
domain_cpt_business_health
Maalin qurux badan, qorraxdu waxay ku jirtay geed weyn oo hoos leh. Guuleed wuxuu ahaa beeraley aad u dadaal badan. Maalin walba wuxuu daryeeli jiray dhulka iyo dalaggiisa. Markii uu nasanayo, waxaa u yimid wiil yar oo magaciisa la yiraahdo Liibaan. Liibaan wuxuu u muuqday mid murugaysan. Wuxuu Guuleed weydiiyay inuu ...
tinystories_gemma4
Wareegtada xafiiska ra'iisal wasaaraha ayaa lagu sheegay in madaxweynaha iyo wasiirka arrimaha dibadda lala socodsiiyey shaqo ka joojinta wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya. Hanti-dhowraha guud ayaa afartii bishan horrey u sheegay in gal dacwadeed ka dhan ah wasiirka u gudbiyey xafiiska xeer ilaa...
somaliweb_cc100-so
"Waxaa Nasiib darro ah in dad waaweyni ay Go'aamiyaan In Dalku Bilaa dawlad ku dhaco" Xukuumadda Somaliland ayaa si adag uga jawaabtay isla markaana wax aan suurtogelaynin ku tilmaantay go'aamo ay si wada jir ah u soo saareen labadda xisbi mucaarid ee UCID iyo Waddani iyo xubnaha la baxday Madasha Wada Tashiga. Go'aama...
somaliweb_cc100-so
Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Mungaab ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay warqadii shaqooyinta lagu sheegay ee lagu daabacay barta Facebook ee Madaxtooyadda Soomaaliya. Waxaa uu sheegay in sababta uu u soo saaray in ay tahay in uu doonaayo in uu dalka galiyo khalalaalse siyaasadeed. "Tallaabad...
somaliweb_hplt2-so
Maalin qurux badan, qorraxdu waxay ku dhex jirtay geed weyn oo doog leh. Dabagaalle yar oo la yiraahdo Liibaan ayaa si degdeg ah ugu boodayay laamaha geedka dheer. Liibaan wuxuu raadinayay miro macaan oo uu cunno. Si lama filaan ah, wuxuu helay midho dahabi ah oo dhalaalaya oo geedka dushiisa yaallay. Markii uu soo qa...
tinystories_gemma4
Faa'iidooyinka Xayaysiiska Tooska ah ee Matoorada Raadinta (SEO) Maanta, marka qof uu u baahdo badeecad ama adeeg, waxa ugu horreeya ee uu sameeyo waa inuu ku raadsho internetka iyada oo la adeegsanayo matoorada raadinta sida Google. Sidaas darteed, in ganacsigaagu uu ka soo muuqdo bogagga hore ee natiijooyinka raadin...
domain_cpt_business_health
Boqor Burhaan Boqor Muuse oo kamid ah Waxgaradka Puntland ayaa wax laga xumuudo ku tilmaamay dagaal gelinkii dambe ee Shalay ka dhacay degmada Taleex ee gobolka Sool kaasi oo galaaftay nolosha ku dhawaad 10-ruux oo shacab u badan. Boqor Burhaan ayaa sheegay in ay nasiib darro tahay in xiligani uu dagaal aan micno soo k...
somaliweb_hplt2-so
Guri-ceel (Caasimada Online) – Culumaa'udiin iyo waxgarad ka soo kala jeeda Balanbale & Guriceel ayaa ku soo baxay dirirtii dhexmartay 10-ka June maleeshiyooyin hubeysan oo dhinacyadaas ka soo kala jeeda, waxaana iska horimaadyasaasi oo ka dhacay degmada Balanbale duleedkeeda ay galaafteen nolosha 11 qofood. Waxgaradka...
somaliweb_hplt2-so
Xilligaas ayaa Argentina waxaa caalamka looga yeeshay deemo aad u badan kaddib markii qalalaase siyaasadeed oo aad u xun uu galay. Dowladda dalkaasi waxa ay iibisay dhaqaaleheeda oo qiyaas ahaan gaaraya 15 bilyan oo dollar. Dib ugu soo noqoshadan ayaana waxay daba socotaa heshiis taariikhi ahaa oo u dhexeeyay dowladda ...
somaliweb_cc100-so
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, General Odawaa Yuusuf Raage ayaa Magaalada Addis Ababa kula kulmay Taliyaha Ciidamada Itoobiya, General Berhanu Jula. Qoraal lagu daabacay barta Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ee Twitter-ka ayaa lagu sheegay in kulanka looga hadlay dardargelinta iskaashiga dhinaca amniga ee labada dal. "L...
somaliweb_hplt2-so
Maalin roob badan, dooxada biyaha ayaa aad u buuxsamay. Liibaan wuxuu socday dhinaca webiga yar. Wuxuu aad u jeclaa dugsiga iyo akhriska. Si lama filaan ah, Liibaan wuxuu maqlay shanqar weyn. Waxaa soo baxay bisad yar oo biyaha dhexdiisa ku go'doonsan. Bisaddii waxay u qaylinaysay si cabsi leh. Liibaan aad buu u cabsa...
tinystories_gemma4
Hargeysa – (warsoor) – Siyaasi Boobe Yuusuf Ducaale sida oo kale na ah taariikh ururiye kuna xeel dheer gabayada, suugaanta iyo fanka Soomaaliyeed oo si weyn loogga yaqaano guud ahaan Soomaalida dhexdeeda, ayaa si cad u soo bandhigay ciddii sameysay erayada iyo weli ba laxanka heesta "Soomaaliyeey Toosoo Isku Tiirsada....
somaliweb_hplt2-so
Welwel ay bulshadu ka qaadey dhacdooyinkii xabadeeynta ee GΓΆteborg Xabadeeyntii is-daba joogga aheyd ee toddobaadkii ina dhaafay ka dhacayey qeybo ka mid ah xaafadaha ku yaala magaalada GΓΆteborg ayaa welwel ku abuurey bulshada ku dhaqan nawaaxiga Hisingen oo arbacadii toddobaadkii ina dhaafey laba ruux u geeriyoodeen w...
somaliweb_hplt2-so
Maalin qurux badan, tuulada dhexdeeda waxaa ka socday ciyaar aad u weyn. Guuleed oo ahaa aabbe xoolo-dhaqato ah, ayaa fadhiyey geed hoostiisa isagoo indhaha ku haya carruurta. Si lama filaan ah, laba wiil oo yar ayaa bilaabay inay isku qayliyaan ciyaarta dhexdeeda. Carruurtii kale oo dhan ayaa istaagay, iyagoo raba ina...
tinystories_gemma4
Su'aal: Galmo ayaan lacag ka bixiyay, hadana si fiican ma dareensaniJag betalade fΓΆr sex, och nu kΓ€nns det inte bra - somaliska Su'aal Gabar ayaan lacag siiyay si ey guska iigu dhuuqdo. Wey fiicnayd laakiin si fiican ma dareemin galmada ka dib. Hadda, waxaan la ogayn in cudur galamda laga qaada uu igu dhacay? Jawaab Wa...
somaliweb_hplt2-so
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa digniin adag u diray dadka u nugul amarrada Al-Shabaab ee ku sugan deegaanada Galmudug iyo dad uu sheegay inay buun-buuniyaan goobaha ay qabsadaan Al-Shabaab. "Waxaan rabnaa kuwa dhibaatada argagixisada buun-buuniya, kuwa fariimahooda u hoggaansama oo is leh amey...
somaliweb_hplt2-so
Horumarkii Waxbarashada Casriga ah ee Xilligii Gumeysiga Xilligii gumeysiga, nidaamka waxbarashada ee Soomaaliya wuxuu bilaabay inuu qaato waji cusub oo ka duwan kii dhaqanka ahaa. Talyaanigii iyo Ingiriiskii waxay deegaanadooda ka fureen dugsiyo hoose iyo dhexe oo loogu talagalay in lagu baro shaqaale maamul oo fudud...
domain_cpt_business_health
BOOSKAN WAXAA UU U FURAN YAHAY OO KELIYA DADKA U DHASHAY SOOMAALIYA MANA LAHAN FAA'IIDOOYINKA LA MID AH KUWA CAALAMIGA AH Booskan waxaa la maalgelinayaa muddo hal sano oo kaliya, waxaana suuraggal ah in la muddo kordhin lagu sameeyo. Magacaabista booskan waa mid maxalli ah. Qofka shaqada raadsanayo ayaa mas'uul ka ah d...
somaliweb_cc100-so
Dowladaha shirka isugu yimid oo ka koobnaa 5 dal oo kala ah Itoobiya, Kenya, Uganda, Burundi iyo Jabuuti ayaa war murtiyeed ay soo saareen wuxuu muujinayay guul darrada dhanka dhaqaalaha iyo melleteriga ah ee kasoo wajahday dagaalka ka socda dalka Soomaaliya. 2-Xarakada Al Shabaab wali waa awood jirta oo halis ku ah do...
somaliweb_cc100-so
Maalgelinta Caalamiga ah iyo Saamaynta ay ku Leedahay Dhaqaalaha Maalgelinta tooska ah ee dibadda (FDI) waa mid ka mid ah astaamaha ugu muhiimsan ee lagu garto koboca dhaqaalaha dalalka soo koraya. Marka shirkado caalami ah ay keenaan raasamaal, aqoon farsamo, iyo waayo-aragnimo maamul, waxay kor u qaadaan awoodda wax...
domain_cpt_business_health
Maalin qurux badan, Ayeeyo Canab waxay ku lulubatay geed hoostiis kayn yar oo cagaaran. Geedaha waa ay dhaq-dhaqayeen, shimbiruhuna waxay heesayeen. Isagoo nasanaya, Ayeeyo waxay maqlayay cod yar oo ooyaya. Wuxuu ahaa bisad yar oo lugta ka jabtay. Bisaddii waxay u baahnayd caawinaad degdeg ah. Ayeeyo Canab waxay si na...
tinystories_gemma4
qoraalladaas oo qaarkood Madaxweynihii hore qoray iyo kuwa aan qoray-ba oo intuba ka wada hadlayaan Dhulka, gaar ahaanna Dhulka Danta Guud ah. Haddaba, waxa caado noqotay in Wasaaradaha iyo Dawladaha Hoose ay ku dhaqmi waayeen Wareegtooyinkii iyo Awaamiirtii aan ka soo saaray oo dhammaantood lagu wargelinayay in aan la...
somaliweb_cc100-so
- Dawladdu waxay go'aansatay inay 29-ka bisha diseembar ku dhawaaqi doonto go'aankeeda ah in doorasho cusub ey dalka ka dhaci doonto. Annaga oo middaa u tiigsaneeyna xeerarka dhismaha dawliga ee cutubka saddexaad qodobkiisa 11-aad. Middaasina aan uga gol leenahey in bulshadu gar-qaad ka noqoto xaaladda cusub ee siyaasd...
somaliweb_cc100-so
Abshir Maxamed Maxamuud, ayaa noqday Guddoomiye Ku xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare, kadib markii Wareegii saddexaad ee Doorashada Aqalka Sare uu ka adkaaday Xildhibaan Dhagdheer oo uu la tartamaayay. Abshir Bukhaari oo doorashadiisa kadib ka hadlay Madasha, ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay Xilka maanta ay u doorteen...
somaliweb_cc100-so
Dhagayso:- Wasarada waxbarashada Puntland oo daahfurtay barnaamij Deeq waxbarashada herkdea sare Lix iyo toban ka mid ah shaqaalaha wasaaradda waxbarashada dowladda Puntland ayaa helay fursad waxbarasho oo Jaamacadeed taasoo ay dhaqaalaha ku baxaya ay bixisay Midowga reer Yurub. Deeqdaan waxbarasho ayaa lagu soo bandhi...
somaliweb_hplt2-so
Aqoonta iyo Wacyigelinta Beeraleyda ee Hababka Suuqgeynta Casriga ah Aqoonta iyo fahamka suuqa waa labada tiir ee ugu muhiimsan ee u oggolaanaya beeraleyda inay ka gudbaan caqabadaha ganacsi ee ku xeeran tacabkooda. Beeraley badan ayaa maanta leh xirfad sare oo ku saabsan beerashada iyo daryeelka dalagga, balse waxay ...
domain_cpt_business_health
20-ka laacib ee diyaarka u ah kooxda Real Madrid kulanka El Clasico oo la shaaciyey & Gareth Bale oo ka soo muuqday (Madrid) 22 Abriil 2017 – Tababaraha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa shaaciyey 20-ka laacib ee diyaarka ah kooxdiisa kulanka adag ee El Clasico oo ay wajahayaan Barcelona. Gareth ...
somaliweb_hplt2-so
War Cusub: Dhageyso Maxaadan Ogeyn oo Wasiir Hadliye uu kaga Qeyb Galaaya Wadanka…… Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaliya Cabdi Salaam Hadliye Cumar oo Magaalada New York uga qeyb galaaya Shirka Guud ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa lagu wadaa in Wasiirka uu Halkaasi ka jeediyo Khudbad Xasaasi ah oo ka hadleysa Xaalada Dal...
somaliweb_hplt2-so
Farshaxanka Gacanta iyo Tolmada Dharka Hiddaha Soomaaliyeed Tolmada iyo naqshadaynta dharka hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed waa farshaxan qadiimi ah oo u baahan dulqaad, xirfad sare, iyo hal-abuur aan la soo koobi karin. Qarniyo badan, farsamoyaqaannada maxalliga ah ayaa gacanta ku tolaysanayay marooyinka, iyaga oo ...
domain_cpt_business_health
Maalin kulul, qorraxdu aad bay u gubaysay. Liibaan oo ah wiil yar oo geeljire ah, ayaa fadhiyay hooska geed timir ah oo weyn. Wuxuu sugayay geelii si uu ula baxo. Si lama filaan ah, wuxuu arkay oday da' weyn oo jidka dhex taagan. Odaygu aad buu u daalan yahay, lugahiisuna ma xoogganayn. Wuxuu isku dayay inuu jidka ka ...
tinystories_gemma4
Maalin qurux badan, tuuladu waxay heshay ceel cusub. Biyuhu aad bay u qabow yihiin. Shimbir weyn oo baalashu midabbo badan leeyihiin ayaa magaceeda la yiraahdaa Raabbi. Raabbi waxay aragtay neef yar oo xoolo ah oo biyaha raba balse aan gaari karin ceelka dhexdiisa. Neefkii wuxuu ku jiray cabsi weyn. Raabbi ma degdegi...
tinystories_gemma4
Tel Aviv:- MaamulkaIsrael ayaa gacanta ku dhigay 55 muhaajiriin si sharci dara ah ku soo galayIsrael kuwaasi oo badankoodu ay yihiin kuwa u dhashay ka soo jeedo koonfurta Sudan. Xuduuda u dhexeysa dalalka Masar iyo Israa'iil oo ah mid dherekeedu uu gaarayo 250 km, ayaa la'aaminsan yahay in muhaajiriinta ay si weyn uga ...
somaliweb_cc100-so
Shuruudaha iyo Xaaladaha Dhammaan qiimaha waxay ku jiraan Rupee Hindiya. Martida waxaa laga codsanayaa inay gaaraan gaariga iyaga laftooda ka hor inta aan la isticmaalin. Waxaa sidoo kale laga codsanayaa in ay alaabadooda shakhsi ahaaneed ku hayaan xannaanadooda. Kuma lihin wax mas'uuliyad ah oo lumis ah. Darawalka lag...
somaliweb_cc100-so
1. Fiber kaaraysan 2. Fibre webka 3. Hagaajinta shabaqa fiber 4. Samee daaweynta kuleylka 5. Ugu dambayntii, dhammaystirka iyo ka shaqaynta Warshadaha daruuriga ah ee maalinlaha ah, waxaa loo isticmaali karaa sida qalabka dahaarka dharka, daahyada, qalabka qurxinta derbiga, xafaayadaha, bacaha safarka, iwm. Badeecada c...
somaliweb_hplt2-so
Dhaqanka Cuntada Ee Xilliga Ciidaha Iyo Munaasabadaha Gaarka Ah Xilliyada munaasabadaha waaweyn sida Ciidaha, aroosyada, ama dhalashada, cuntada Soomaalida waxay qaadataa weji ka duwan midka maal-in-maalameedka. Waxaa la diyaariyaa suxuun aad u badan oo ay ka mid yihiin bariis cad ama isku-karis, hilib badan oo la dub...
domain_cpt_business_health
Diyaarinta Ciidda Ciidul-Fitriga iyo Ciidul-Adxada waa labada maalmood ee ugu weyn ee ay Soomaalidu u dabaaldegaan. Subaxdii hore, dadku waxay u dareeraan masaajidda si ay u gutaan salaadda Ciidda. Intaas ka dib, waxaa la booqdaa qaraabada iyo deriska, waxaana la bixiyaa zakada si loo caawiyo dadka baahan. Waa maalin ...
domain_cpt_business_health
End of preview. Expand in Data Studio

πŸ‡ΈπŸ‡΄ Somali Master Pretraining Corpus (176.5k Rows)

The Somali Master Pretraining Corpus is a curated, balanced dataset designed for Continued Pre-Training (CPT) and foundational pre-training of Large Language Models (LLMs) in the Somali language (Af-Soomaali).

It addresses the fundamental challenges of low-resource NLP for Somali by combining quality-filtered web knowledge, structured modern domain knowledge, and synthetic narrative intelligence (TinyStories).


🎯 Motivation & Why This Dataset Was Created

Training or adapting LLMs for Somali typically encounters three critical pitfalls:

  1. The Political/News Skew of Web Data: Scraped web data is heavily dominated by political news, conflict reports, and dry government press releases. Models trained solely on web data sound like formal news anchors and struggle with natural conversation, creative storytelling, and emotional reasoning.
  2. Lexical Hallucinations in Translations: Machine-translating English datasets into Somali causes severe vocabulary hallucinations (e.g., inventing pseudo-Somali words for non-native fauna or modern concepts).
  3. The Syntactic Foundation Gap: Small language models (<3B parameters) require high-density, simple grammatical examples to master Subject-Verb-Object (SVO/SOV) agreement, noun-gender particles (wuxuu vs. waxay), and logical cause-and-effect.

The Solution: This corpus resolves these issues through a 57/24/19 balanced mixture that combines formal linguistic breadth, narrative fluency, and modern technical/scientific vocabulary.


πŸ“Š Dataset Composition & Mixture

The dataset contains 176,498 deduplicated, globally shuffled rows across three complementary pillars:

Component Rows Proportion Source / Engine Primary Role in Model Training
πŸ›οΈ Filtered Web Corpus 100,000 56.7% khaledyusuf44/somaliweb-v1 (Quality $\ge 0.93$) Syntactic backbone, broad world knowledge, formal grammar
πŸ“– Somali TinyStories 42,000 23.8% Synthetic (gemma-4-26b-a4b-it via Unsloth) Fluid storytelling, pronoun agreement, emotion, conversational dialogue
πŸ’Ό Domain CPT Corpus 34,498 19.5% Synthetic structured domain text Modern business, health/medicine, renewable energy, technology
TOTAL MASTER MIXTURE 176,498 100.0% Globally Shuffled (Seed 42) Complete Foundational Somali Language Alignment

πŸ”¬ Methodology & Synthetic Generation

1. Gemma 4 MoE TinyStories Engine (42,000 Rows)

Following the principles of Microsoft Research’s TinyStories paper (Eldan & Li, 2023), 42k child-level short stories were generated using Google's Gemma 4 26B-A4B MoE in 4-bit dynamic quantization (UD-IQ4_XS).

  • Combinatorial Matrix: Prompts were deterministically generated across 30 Character Archetypes, 20 Cultural Settings, 25 Plot Conflicts, and 10 Moral Lessons ($30 \times 20 \times 25 \times 10 = 150,000$ non-overlapping permutations).
  • Anti-Overfitting Prompting: Hardcoded character names were explicitly forbidden; the model dynamically selected culturally authentic Somali names (Liibaan, Warsame, Sahra, Guuleed, Beydan, Canab, Hibaaq, etc.) per story.
  • Distributed Generation: Computed in parallel across dual Nvidia Tesla T4 GPU clusters using deterministic mathematical sharding.

2. High-Quality Web Sampling (100,000 Rows)

  • Sourced from somaliweb-v1, filtered for rows with quality_score >= 0.93.
  • Balanced across sources (hplt2-so, cc100-so, wikipedia-so) to prevent monolithic source bias.

3. Domain CPT Deep Dives (34,498 Rows)

  • Monolingual Somali structured articles covering topics traditionally underrepresented in Somali NLP: Mental health (fayoqabka maskaxda), Renewable Energy (tamarta la cusboonaysiin karo), Digital Finance, and Science.

πŸ› οΈ Dataset Format & Usage

The dataset is partitioned into clean, optimized Apache Parquet shards. Every row contains two standardized fields:

{
  "text": "Maalin maalmaha ka mid ah, wiil yar oo la yiraahdo Liibaan ayaa marayay waddo aad u mashquul badan...",
  "source": "tinystories_gemma4"
}

Loading with Hugging Face datasets:

from datasets import load_dataset

# Stream or download the full shuffled dataset
dataset = load_dataset("Zyroxx66/somali-master-pretraining-corpus", split="train")

print(f"Total Rows: {len(dataset):,}")
print(dataset[0])

Continued Pre-Training with Unsloth / PyTorch:

from transformers import TrainingArguments
from trl import SFTTrainer

trainer = SFTTrainer(
    model=model,
    tokenizer=tokenizer,
    train_dataset=dataset,
    dataset_text_field="text",
    max_seq_length=2048,
    dataset_num_proc=4,
    packing=True, # Recommended for high training throughput
    args=TrainingArguments(
        per_device_train_batch_size=4,
        gradient_accumulation_steps=4,
        warmup_ratio=0.05,
        learning_rate=2e-4,
        fp16=True,
        logging_steps=10,
        output_dir="outputs",
    ),
)
trainer.train()

πŸ“œ License

This dataset is distributed under the Apache License 2.0. You are free to use, modify, distribute, and integrate this corpus into commercial and research language models.


πŸ™ Acknowledgements & References

  • Khaled Yusuf for curating and releasing somaliweb-v1.
  • Ronen Eldan & Yuanzhi Li (Microsoft Research) for the TinyStories methodology.
  • Google DeepMind & Unsloth for the Gemma 4 Mixture-of-Experts architecture and quantization tooling.
Downloads last month
74

Paper for Zyroxx66/somali-master-pretraining-corpus