set
stringclasses
3 values
file_name
stringlengths
17
25
audio
sequencelengths
2
2
train
train/chunk_915.wav
[ "data/train/chunk_915.wav", "shaqo raggannimo iyo sharaf leh ilaa carruurnimadii hammigiisa ugu weyni" ]
train
train/chunk_1265.wav
[ "data/train/chunk_1265.wav", "foolxun ayaa looga adkaan jiray dhul badanna iyaga oo aan" ]
train
train/chunk_1271.wav
[ "data/train/chunk_1271.wav", "ka mid tahay meelaha ay dadnimadu ku macno beesho sidaas" ]
train
train/chunk_2778.wav
[ "data/train/chunk_2778.wav", "ma yaabo in uu isaga qudhiisu gar helo sow taa" ]
train
train/chunk_1517.wav
[ "data/train/chunk_1517.wav", "dhacdadaa xanuunka lihi reer beledweyn waxay wada xasuusisay mid lid" ]
train
train/chunk_901.wav
[ "data/train/chunk_901.wav", "hawl gaar ah maalintii uu tabobarku bilawday galabtii ka horreaysay" ]
train
train/chunk_1098.wav
[ "data/train/chunk_1098.wav", "dhami ka la hiddaysteen ayay noqon kartaa ee daliil kale" ]
train
train/chunk_256.wav
[ "data/train/chunk_256.wav", "koro xirsina sidii ayuu yeelay isaga oo geedka saaran oo" ]
train
train/chunk_2591.wav
[ "data/train/chunk_2591.wav", "sheegay in uu akhriyay maqaalkii oo uu ku tilmaamay meelkadhac" ]
train
train/chunk_530.wav
[ "data/train/chunk_530.wav", "labadii reer waxay ka la muteen haa waan og ahay" ]
train
train/chunk_1926.wav
[ "data/train/chunk_1926.wav", "dunida ku eega indho shaki iyo wiswis ah waqti gaaban" ]
train
train/chunk_524.wav
[ "data/train/chunk_524.wav", "heshiisay in aad sida aad doontid ka yeesho xaq u" ]
train
train/chunk_1932.wav
[ "data/train/chunk_1932.wav", "fadhiya ayaa waxaa soo hor maray oday da ah oo" ]
train
train/chunk_2585.wav
[ "data/train/chunk_2585.wav", "u hayaa sababtaas ayuu u joogtaystay tegista makhaayad ay ardayda" ]
train
train/chunk_242.wav
[ "data/train/chunk_242.wav", "raage xasuusiyay taxanihii sheekada uu aabbihii ku dilay laayaankii caanka" ]
train
train/chunk_518.wav
[ "data/train/chunk_518.wav", "ah iyaga oo keligood daaradda fadhiya ayuu negeeye si lamafilaan" ]
train
train/chunk_2552.wav
[ "data/train/chunk_2552.wav", "qaaradda inteeda kale si daran uga faquuqan halkii uu isagu" ]
train
train/chunk_295.wav
[ "data/train/chunk_295.wav", "socod dambe u egayn ee ay caawa halkan ku baryaan" ]
train
train/chunk_2234.wav
[ "data/train/chunk_2234.wav", "debedda iyo ta gudaha labadaba wayday waayo berigaa waxaa jiray" ]
train
train/chunk_2220.wav
[ "data/train/chunk_2220.wav", "oo doonaya in uu far soomaalida bari doono dabadeed waxaa" ]
train
train/chunk_1729.wav
[ "data/train/chunk_1729.wav", "magaalada deggan yahay isaga ayay tahay in uu hawsha maamulo" ]
train
train/chunk_281.wav
[ "data/train/chunk_281.wav", "dilay faroole oo ahaa nacab mudnaa in la dilo waayo" ]
train
train/chunk_2546.wav
[ "data/train/chunk_2546.wav", "eeday faraqyada ku sidato sidaasna u waalnaanayso inta ay durbaanka" ]
train
train/chunk_1067.wav
[ "data/train/chunk_1067.wav", "ayay garbosaarta degdeg ugu masaxday dabadeed si calool adayg leh" ]
train
train/chunk_2208.wav
[ "data/train/chunk_2208.wav", "mudan in labadaa lala dagaallamo mana jiro wanaag qof loo" ]
train
train/chunk_1701.wav
[ "data/train/chunk_1701.wav", "arrimahaas oo aan dadka laba waliba isla fahmi karin waxay" ]
train
train/chunk_1715.wav
[ "data/train/chunk_1715.wav", "kaga filan saaxiibkaa geeddi baabbow iiga warran negeeye ayaa" ]
train
train/chunk_1073.wav
[ "data/train/chunk_1073.wav", "aragtid in aadan aabbe noqon karin ama aadan doonayn in" ]
train
train/chunk_322.wav
[ "data/train/chunk_322.wav", "agagaarka ka ma dareemin wuxuu arkay lafihii aabbihii iyo kuwii" ]
train
train/chunk_2383.wav
[ "data/train/chunk_2383.wav", "yurub sow marag u ma aha in uu yahay wax" ]
train
train/chunk_1852.wav
[ "data/train/chunk_1852.wav", "waxa uu sheegayaa inta badan waxay dhaafaan isaga oo wax" ]
train
train/chunk_444.wav
[ "data/train/chunk_444.wav", "ku galgashay oo doogga dhulka ku nabay dhiigna ku masaxay" ]
train
train/chunk_1846.wav
[ "data/train/chunk_1846.wav", "xirsi micilibaax marka uu galabtii kubbadda ka yimaaddo ee qubaysto haddii" ]
train
train/chunk_450.wav
[ "data/train/chunk_450.wav", "dhaqaajin wuxuu ahaa mayd markaa ka dib xirsi wuxuu dareemay" ]
train
train/chunk_2397.wav
[ "data/train/chunk_2397.wav", "u gaar ah muxuu ku falayaa ka soo qaad haddana" ]
train
train/chunk_336.wav
[ "data/train/chunk_336.wav", "libaaxyada wuxuuna arkay midkood in uu jeeniga midig jiidayo markii" ]
train
train/chunk_478.wav
[ "data/train/chunk_478.wav", "ah u sida ayuu walaalkii rooble miyi ku soo booqday" ]
train
train/chunk_2426.wav
[ "data/train/chunk_2426.wav", "uga habboon tahay khayraadka dhulka lagu haysto in la wadaago" ]
train
train/chunk_1891.wav
[ "data/train/chunk_1891.wav", "dhalay haddii aanu ka toobad keenin in lagu cadaabayo isaga" ]
train
train/chunk_487.wav
[ "data/train/chunk_487.wav", "wuxuu jeclaystay in uu xaqiijiyo xanta negeeye ku saabsani in" ]
train
train/chunk_1649.wav
[ "data/train/chunk_1649.wav", "markaasna daryeeli jiray maalintii xigtay negeeye wuxuu raadiyay saaxiibkii diiriye" ]
train
train/chunk_2340.wav
[ "data/train/chunk_2340.wav", "ee maanta ku abtirsada kunte kinte fursadda ay u lahaayeen" ]
train
train/chunk_2354.wav
[ "data/train/chunk_2354.wav", "quudhsadaa weli sow ma badna maraakiibtii saddexgeeska isaga gooshi jirtay" ]
train
train/chunk_1885.wav
[ "data/train/chunk_1885.wav", "filayay waxaa iyo wax la mid ah oo isugu jira" ]
train
train/chunk_493.wav
[ "data/train/chunk_493.wav", "habeenkii aan dhashay ayuu aabbahay libaax dilay markii aan weynaadayna" ]
train
train/chunk_2432.wav
[ "data/train/chunk_2432.wav", "muruq maantana hantigoosigu in uu gacan sarreeyaa daliil u ma" ]
train
train/chunk_1113.wav
[ "data/train/chunk_1113.wav", "xataa markii ay isugu dhowaayeen maanta oo ay iyaga oo" ]
train
train/chunk_1675.wav
[ "data/train/chunk_1675.wav", "daayay meel xun ayuu iga qaatay waa maalinta tolka loo" ]
train
train/chunk_1661.wav
[ "data/train/chunk_1661.wav", "bishii hore ayuu ka soo baxay xabsi uu sannad iyo" ]
train
train/chunk_2368.wav
[ "data/train/chunk_2368.wav", "ayay la roorayeen sababo laga yaabo in ay cimiladu ugu" ]
train
train/chunk_1107.wav
[ "data/train/chunk_1107.wav", "ma aha in aan anigu la yaabban ahay ee waxaan" ]
train
train/chunk_646.wav
[ "data/train/chunk_646.wav", "horreeyay nolol aad u farxad badan una dhib badan u" ]
train
train/chunk_1488.wav
[ "data/train/chunk_1488.wav", "dabadeed baabuurkii ay hoos taagnaayeen shidhka u wada galeen markii" ]
train
train/chunk_2181.wav
[ "data/train/chunk_2181.wav", "qof ha ku nicin aragtidiisa u gaarka ah hana kaga" ]
train
train/chunk_120.wav
[ "data/train/chunk_120.wav", "akhriska raage hadalkaa u ma uu qaadan oo keliya talo" ]
train
train/chunk_134.wav
[ "data/train/chunk_134.wav", "u la fadhiisan jiray saddexdii sano ee ugu horreeyay waqtigiisu" ]
train
train/chunk_2195.wav
[ "data/train/chunk_2195.wav", "far laatiini uu markaa u yaqaannay farta gaalada halka uu" ]
train
train/chunk_652.wav
[ "data/train/chunk_652.wav", "qabeen lacagtaa ay meel aan ka keenay iyo meel ay" ]
train
train/chunk_2803.wav
[ "data/train/chunk_2803.wav", "annaga ayaa askar jaahiliin ah iyo shacbi ka sii jaahilsan" ]
train
train/chunk_2817.wav
[ "data/train/chunk_2817.wav", "u ma hayaan wax xushmad ah laakiin laba saddex wadaad" ]
train
train/chunk_108.wav
[ "data/train/chunk_108.wav", "jir ahi labo jir ahayd waxyaalahaa xiisaha iyo yaabka leh" ]
train
train/chunk_2142.wav
[ "data/train/chunk_2142.wav", "ma jiraan inta aan caqligaagu go aan ka gaadhin ma jirto" ]
train
train/chunk_685.wav
[ "data/train/chunk_685.wav", "u ma dhimatid haye meeshiiba ka ma aan dhaqaaqin markii" ]
train
train/chunk_2624.wav
[ "data/train/chunk_2624.wav", "ahaan waa shan qol oo barxad ciid ah oo geed" ]
train
train/chunk_2630.wav
[ "data/train/chunk_2630.wav", "ayaa dermooyin iyo gambadho la wada dhigtaa oo maalintii la" ]
train
train/chunk_1339.wav
[ "data/train/chunk_1339.wav", "natiijo oo joogto ah warshadaha hubka oo ay suuq u" ]
train
train/chunk_849.wav
[ "data/train/chunk_849.wav", "run iyo riyo toonna ku ma uu arag quwad ciidan" ]
train
train/chunk_691.wav
[ "data/train/chunk_691.wav", "dhan maxbuus baan u ahaa garaacid aan arxan lahayn ayayna" ]
train
train/chunk_2156.wav
[ "data/train/chunk_2156.wav", "uga dhacdid waxaa ka la jira jahli toos ah iyo" ]
train
train/chunk_861.wav
[ "data/train/chunk_861.wav", "dhulka ay haystaan in ay hurdo macaan ku seexdaan ma" ]
train
train/chunk_1477.wav
[ "data/train/chunk_1477.wav", "siiyay dabadeed gacan qaaday taliye anigu waan ku garanayaa ee" ]
train
train/chunk_37.wav
[ "data/train/chunk_37.wav", "noqoto si ay maskaxda uga qabsato waxa ay se ugu" ]
train
train/chunk_2618.wav
[ "data/train/chunk_2618.wav", "ay aad u yar tahay wax ku qoro taasi beryahan" ]
train
train/chunk_1311.wav
[ "data/train/chunk_1311.wav", "la dhex dhigay ee lagaga tegay waxay ahayd raacdoreeb halkii" ]
train
train/chunk_1305.wav
[ "data/train/chunk_1305.wav", "la dal iyo ka la dad noqdaan oo horta soomaalida" ]
train
train/chunk_875.wav
[ "data/train/chunk_875.wav", "uu askari noqonayana wuu la yaabay wuxuuna u arkay nin" ]
train
train/chunk_1463.wav
[ "data/train/chunk_1463.wav", "oo ka mid ahi waxay isku furan jireen wax kasta" ]
train
train/chunk_23.wav
[ "data/train/chunk_23.wav", "hiloobay noloshii furfurnayd ee qoyskooda wuxuuna aad ugu hiloobay cayaartii" ]
train
train/chunk_1313.wav
[ "data/train/chunk_1313.wav", "tegayna soo dhacsan lahaayeen ayay iyagu isa sii eedeen ta" ]
train
train/chunk_35.wav
[ "data/train/chunk_35.wav", "qallafsanaanta reer miyinimada darteed in kasta oo ay u taag" ]
train
train/chunk_1475.wav
[ "data/train/chunk_1475.wav", "iyo kayr kayrka ka muuqda wuxuu u eg yahay qof" ]
train
train/chunk_863.wav
[ "data/train/chunk_863.wav", "isaga oo aan goobtii ka dhaqaaqin ayuu goostay in uu" ]
train
train/chunk_21.wav
[ "data/train/chunk_21.wav", "in uu dad ka dhigo in kasta oo uu xaqiiqsaday" ]
train
train/chunk_1461.wav
[ "data/train/chunk_1461.wav", "uu doono samayn karo dhanka kale waxay ahayd si uu" ]
train
train/chunk_877.wav
[ "data/train/chunk_877.wav", "wuu ka fekeray laakiin meesha uu dilka ka geystay oo" ]
train
train/chunk_2168.wav
[ "data/train/chunk_2168.wav", "guud ahaan tayadiisa dadnimo oo dhan in uu hoog iyo" ]
train
train/chunk_1307.wav
[ "data/train/chunk_1307.wav", "xoolo dhacaan colka duullanka ahi wuxuu isu qaybin jiray qayb" ]
train
train/chunk_2626.wav
[ "data/train/chunk_2626.wav", "ma shabbaho gurigii rooble qolka uu degay wuxuu lee yahay" ]
train
train/chunk_687.wav
[ "data/train/chunk_687.wav", "waxay la noqotay xamar oo dhan in ay koombooyin lacag" ]
train
train/chunk_1449.wav
[ "data/train/chunk_1449.wav", "iyada oo la adeegsanayo qori afkii qof salaad ku jira" ]
train
train/chunk_2140.wav
[ "data/train/chunk_2140.wav", "ka la duwan ka eeg wax lid ku ahna ku" ]
train
train/chunk_2154.wav
[ "data/train/chunk_2154.wav", "iska dabagala waxa ay la kulmaanna la kulma ee ku" ]
train
train/chunk_693.wav
[ "data/train/chunk_693.wav", "waxba la noolayn iga tageen lacagta waad dayacday nin yar" ]
train
train/chunk_2632.wav
[ "data/train/chunk_2632.wav", "isku dhaafsadaa xero guriga ka sii jeedda waxaa qoyska ugu" ]
train
train/chunk_2801.wav
[ "data/train/chunk_2801.wav", "qaato qofkii xumaan kale u dan lihina annaga yuu nagu" ]
train
train/chunk_678.wav
[ "data/train/chunk_678.wav", "beri dambe ayaan ogaadaye ka turubka dhigaya oo keliya ma" ]
train
train/chunk_2815.wav
[ "data/train/chunk_2815.wav", "gaadhay heer la xalaashado ardayda inta ku dulman ayaa aad" ]
train
train/chunk_122.wav
[ "data/train/chunk_122.wav", "uga adkaaday gaar ahaan ingiriisida oo ahayd ta uu qoraalada" ]
train
train/chunk_2183.wav
[ "data/train/chunk_2183.wav", "raage waxay sii dareensiiyeen abaalka aan xadka lahayn ee ay" ]
train
train/chunk_644.wav
[ "data/train/chunk_644.wav", "ma aan lahayn albeerko la seexdo guri la kiraysto iyo" ]