set
stringclasses 3
values | file_name
stringlengths 17
25
| audio
sequencelengths 2
2
|
---|---|---|
validation | validation/chunk_3021.wav | [
"data/validation/chunk_3021.wav",
"hoose ee cilmiyada reer geeljire galabtii goodaad yimi ayaa markii hadhuub gaalladii culaygii lagu midiiday ee cidaadda lagu masaxay waxa lagu foororiyey dhulka nirgihii edegga ku jiray"
] |
validation | validation/chunk_3009.wav | [
"data/validation/chunk_3009.wav",
"nac naca iyo xanjada sedka looga dhigo caruurta xilligan joogta laakiin wuxuu wiilkiisa yar u siday kabo maas ah oo cusub iyo makiinad uu ugu talogalay"
] |
validation | validation/chunk_3008.wav | [
"data/validation/chunk_3008.wav",
"yar dhogortiisa u wanaajiyeen goodaad wiilashii yaryaraa ee geel jiraha ahaa ee ku soo yaacay wax hadiyad ah uma sidin iyaguna ugama fadhiyin waayo dadkii hore ma aqoon"
] |
validation | validation/chunk_3020.wav | [
"data/validation/chunk_3020.wav",
"si loo carbiyo waxa lagu odhan jirey marka geelu dhalo mandheertiisa ku dul boodbooda waxayna arintaa iyo kuwo kaleba ka mid yihiin tacliinta iyo tababarka lagaga baxo dugsiga"
] |
validation | validation/chunk_3034.wav | [
"data/validation/chunk_3034.wav",
"wuxuu habeenkaa ku cadho burburay duq abaahoqabsanwayday oo geelal kale ka soo wareegtay markii geelashii laga hadhuub dhigay waxa la isugu yimi golihii geela oo kash kaash sida furaashka"
] |
validation | validation/chunk_3022.wav | [
"data/validation/chunk_3022.wav",
"ayaa mar qudha yuus cirka isku shareeray iyaga oo u hal celinaya reenka tulud meel durugsan ka soo ololaysa markii la maqlay reenka ka soo yeedhaya ayaa la iska gartay"
] |
validation | validation/chunk_3036.wav | [
"data/validation/chunk_3036.wav",
"aha ragga geelasha hayey oday goodaad waxa warka lagaga guray jawi xasiloon wuxuuna hadalka ku bilaabay nimanyahow la idiin warran anigu saaka subixii hore"
] |
validation | validation/chunk_3037.wav | [
"data/validation/chunk_3037.wav",
"ayaan kabta ka soo illaday reerihii oo yaal meesha la yidhaahdo adaadaxa lafcaryaale ee ka sii rogan teedka cawl ku dhal arladaa dad iyo duunyo wixii joogay way"
] |
validation | validation/chunk_3023.wav | [
"data/validation/chunk_3023.wav",
"galyankaasi yahay hal tilmaaman oo loo yaqaan gobaad hashaas oo maalmaha kareeb cusub ahayd intay mudhayo iyo maajeen hawrtay uurka ka dhaamisay ayay labada gelin kii hore"
] |
validation | validation/chunk_3027.wav | [
"data/validation/chunk_3027.wav",
"xeradii ay ka fooftay waxay luqunta u ridatay edeggii nirgaha ka dibna waxay ursatay nirigteedii cawaysinkii markii ay geelashu xeryaha ku soo dhamaadeen waxa markiiba loo"
] |
validation | validation/chunk_3033.wav | [
"data/validation/chunk_3033.wav",
"markasta oo uu doobta ka cisiiyo waxa goojo la amaara qaalmo badan oo uu tiftii gu ga jeeniga mariyey ka dibna abaaho baarqabkii goray kiciye"
] |
validation | validation/chunk_3032.wav | [
"data/validation/chunk_3032.wav",
"hadii uu doobta ridona waxa dhulka ka hinqada haadda iyo shimbiraha taas oo uu kula baxay naanays caan ah oo la yidhaahdo goray kiciye"
] |
validation | validation/chunk_3026.wav | [
"data/validation/chunk_3026.wav",
"darka ceelkii xunbo weyne ayey cagaha soo boorimaysatay halkaas oo ay geelii kale ee eeridhabanka ahaa sidii eebo la riday soo dhex mudhay gobaad markii ay soo gaadh"
] |
validation | validation/chunk_3018.wav | [
"data/validation/chunk_3018.wav",
"ula tagaan banaanka ku dhow inanka yar ee laga maqlo waan haraaday oo biyaan rabaa waxa la maroojiyaa dhegta garaangariyo hadal naxariis lehna nin ku yidhaahdaa xeradaba uma soo"
] |
validation | validation/chunk_3030.wav | [
"data/validation/chunk_3030.wav",
"dheehanaya geshiga ka muuqda dhogorta geela baarqabka geella oo dhibidu caaryeysatay ayaa sida danabka uga sanqadhinaya doobta awrka baarqab waa ina qoton"
] |
validation | validation/chunk_3024.wav | [
"data/validation/chunk_3024.wav",
"ba afka dhulka ka daysay maalin oodhan kurraydu juuda hayeen darar awgeedna ibo dilaac qarka u saaran kadibna intay candhada gorof legedka ku haynkari wayday hadba gollaha dhinac uga tu"
] |
validation | validation/chunk_3025.wav | [
"data/validation/chunk_3025.wav",
"tuuraysa oo ay dambeedadu hibitiqayaan caanaha gororkooduna sibraha qooyey ayaa kurraydii oo daallani casar dheere ka hor leexdeen ka dibna iyada oo aad mooddo soddon qad loo hor"
] |
validation | validation/chunk_3031.wav | [
"data/validation/chunk_3031.wav",
"waa neef muuqaalkiisa laga cawdibilaysto oo sida heego daruur ah cirka jeex kaa qarinaya waa neef marka uu dhoollaha is mariyo sida ciyowga ugaga dhawaajiya miciyaha"
] |
validation | validation/chunk_3019.wav | [
"data/validation/chunk_3019.wav",
"hoydo wiilka yar ee jil jileec lagu arkaana waxa loogu yeedhaa naanayso ay ka mid yihiin habari korisay adhimaal iwm wiilasha yaryar"
] |
validation | validation/chunk_3042.wav | [
"data/validation/chunk_3042.wav",
"meelmar adiga iyo waalidkaaba alle ma cadaabo halkaas ayan cawo kusoo afmeerayna xalqadqadeena kobaad inta xalqada aan aynu ku kulmi doono waxan idinka tagay"
] |
validation | validation/chunk_2980.wav | [
"data/validation/chunk_2980.wav",
"islegdey oo aalaaba xili roobaadka isku beega xundhurta cirka raxan raxan caraabe ah oo baalaley ah ayaa mashquul ka dhigtay jiho kasta oo aad eegto"
] |
validation | validation/chunk_2994.wav | [
"data/validation/chunk_2994.wav",
"dayaca ka siiraba awrka rarayga ah ee qooqanina yuu geelasha raacine dabarkaa la ogaada wananka sumallada ahna shakaalka la ogaada yaanay idaha sumal xaddine"
] |
validation | validation/chunk_2995.wav | [
"data/validation/chunk_2995.wav",
"marwo kor dahab markii ay si dhug leh u dhegaysatay hadalka saygeeda ayey u diyaarisay anfacadii uu ku safar geli lahaa waxayna badhax ugu shubtay sibraar hilib"
] |
validation | validation/chunk_2981.wav | [
"data/validation/chunk_2981.wav",
"ugaadha cawo darranta ka leedaynaysa iyo duurjoogto kala nooc nooc ah ayaa hareeraha ka dhaafaysa oday goodaad oo salaad maqrib ku tukanaya bog cad burciid xallani ku goglan"
] |
validation | validation/chunk_3043.wav | [
"data/validation/chunk_3043.wav",
"ya nabadeey"
] |
validation | validation/chunk_3041.wav | [
"data/validation/chunk_3041.wav",
"waryaridaa warran weriyo meel kale ka timina ma ogi wax waydiina ogaal waa sida ayuu goodaad ku soo afjaray warkiisa gaaxnuug oo warka ka guraya oday goodaad ayaa yidhi warkaa"
] |
validation | validation/chunk_2997.wav | [
"data/validation/chunk_2997.wav",
"go antee haddii aad caawa ka dhaxdo xerada geela kiishkaa gacanta geli dhulkana libaax baa lagu sheegaaye jaylaaniga qabso waataynu shaadaligiina karinaye"
] |
validation | validation/chunk_2983.wav | [
"data/validation/chunk_2983.wav",
"qoor ah waxaana ugu horeeyey qurbac midabkiisu yahay madaw bacad ah oo intuu kurusku yuubmay nirgaha la shamal qaadaya neecowda macaan ee burcada"
] |
validation | validation/chunk_2968.wav | [
"data/validation/chunk_2968.wav",
"gaajaysan maad lafahaaga wax u cuntid maxaad wax u baratay"
] |
validation | validation/chunk_2969.wav | [
"data/validation/chunk_2969.wav",
"ma gaajo iyo arrad ka dibna dadnimo iyo dugaagnimo ma"
] |
validation | validation/chunk_2982.wav | [
"data/validation/chunk_2982.wav",
"tahay oday goodaad salaamad naqsi ka dib markii uu geesta bidix jaleecay ayuu isha ku dhuftay nirgo dayrcad u badan oo afdhuubyaalaynaya meel"
] |
validation | validation/chunk_2996.wav | [
"data/validation/chunk_2996.wav",
"sollay ahna waxay ugu riday kiish ka dibna intay kabaha subag u marisay ayey sahaydii u sudhay sammayda warranka waxayna ku tidhi alla haku nabad geliyee degsiimadu way kala"
] |
validation | validation/chunk_3040.wav | [
"data/validation/chunk_3040.wav",
"duleedka xerada gaaxnuug oo oday goodaad warka ka guraya ayaa jiibta haya oo leh waa kow socotadayduna ma ahayn mid idin kama shishaysa warna waa iga intaa"
] |
validation | validation/chunk_2992.wav | [
"data/validation/chunk_2992.wav",
"iyada oo ay labada bahood bah waliba leedahay kadin adhi ah oo aan meesina meesi lagu darin ee mid walba gooni loo raaco goodaad maalintii uu reerka ka soo soc"
] |
validation | validation/chunk_2986.wav | [
"data/validation/chunk_2986.wav",
"wiilka yar soo cararay waa runtiiye duqu waa aabihii waxay aabihii goodaad ismooganaayeen intii geedaha gu la cunayey oo gaadhaysa muddo bil iyo dhowr caanomaal ah goodaad"
] |
validation | validation/chunk_2979.wav | [
"data/validation/chunk_2979.wav",
"dayax dhool qarsaday oo ka run sheegay suuradda lagu yaqaan bil saddex iyo toban jirsatay waana bisha loo yaqaan candhoqoys waxa isna i arka yidhi xiddigga xamar"
] |
validation | validation/chunk_2978.wav | [
"data/validation/chunk_2978.wav",
"aha dhirtu si layaab leh u leeg leegsanayaan cosobka tabaadi noqday caleentuna hawrtay ayaa dhulka cadrisay jihada bari waxa dhirta baarkeeda ka soo fuuray"
] |
validation | validation/chunk_2987.wav | [
"data/validation/chunk_2987.wav",
"waa oday dhako subagle ah ganka cadina ku cusubyahay wuxuuna salaaddaa maqrib ee uu halkaa ku tukanayey usha ka soo dhigay socoto hal maalin ah oo uu kaga yimi reer"
] |
validation | validation/chunk_2993.wav | [
"data/validation/chunk_2993.wav",
"socdaalayey wuxuu la soo ballamay min weyntiisa oo la yidhaahdo kor dahab wuxuuna ku yidhi naa hooy xagaa iyo geelashii ayaan u socdaalayaaye intaan maqanahay reerka"
] |
validation | validation/chunk_2985.wav | [
"data/validation/chunk_2985.wav",
"degta ku sita mid ka mid ah wiilashii yaryaraa ayaa markiiba gartay koofiyadii goodaad ka dibna xagiisa u soo cararay isaga oo ku dhawaaqaya alla waa aabahay"
] |
validation | validation/chunk_2991.wav | [
"data/validation/chunk_2991.wav",
"toddobaadle googoos waaxyaale isku joog iwm sidookale goodaad bahdiisa yar udbaha iyo loolka sibaaqu kama dhamaadaan"
] |
validation | validation/chunk_2990.wav | [
"data/validation/chunk_2990.wav",
"ka dhowr harrar baarka ka goyso markaa kaalay arag inta caws duuban ee dhowaan baarka loo tidcay ama loo jebiyey raradu waa nooc banooc shanle"
] |
validation | validation/chunk_2984.wav | [
"data/validation/chunk_2984.wav",
"lebihawle goodaad oo aan weli ka kicin fadhigii salaadda waxa kayn yar ee oo u dhow qoorteeda kaga soo mudhyidhi wiilal yaryar oo go yaal ka waaweyn iyo hadhuub gaalo"
] |