text
stringlengths
136
26.8k
id
stringlengths
36
36
token_count
int64
17
4.16k
Israa'iil oo weerar xooggan ku qaadday Suuriya iyo gantaallo la sheegay in israa'iil lagu tuuray Milateriga Israa'iil ayaa ku dhawaaqay in ay duqaymo la beegsadeen "hubka taliska Suuriya ee koonfurta dalkaasi", halka kooxda la socodka xuquuqul insaanka ee Suuriya ay sheegtay in duqeymahaasi ay ku soo beegmayaan iyadoo ...
01baa6bc-d84e-423e-bd53-c8fd2579793f
592
10-ka dal ee Afrika ee soo maray afgambiyo milatari oo guulaystay Afrika ayaa kaalinta 1-aad kaga jirta liiska qaaradaha ay sida aadka ah uga dhacaan afgambiyadii tan iyo 1950-kii. Ku dhowaad 7 ka mid ah 10 afgambi ee caalamka ka dhaca waxay ka dhacaan qaaradda Afrika, sida ay muujinayaan xog isku-duwan oo ka yimid cil...
da850b3c-dfd7-4284-9497-3176847fc4fc
1,919
Qofkii afaraad ee afar kelyood leh dunida oo dhan oo laga helay Soomaaliya Dadka leh kelyaha dheeraadka ah inta badan kuma baraarugsanaa ilaa ay la soo deristo xaalad caafimaad taas oo ku qasabta in ay dhakhtarka booqdaan, iyagoo aan ka warheyn heybadda dheeraadka ah ee uu ilaahay siiyay, waxayse ogaadaan marka lagu sa...
4dccf8f5-a914-4c3e-88a2-a7f65f267fc0
717
Taariikhda Prof Jawaari: mid ka mida dadkii ugu waqti dheeraa ee la soo shaqeeyey dowlad Soomaaliyeed oo geeriyooday Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Prof Maxamed Cismaan Jawaari sida uu BBCda u xaqiijiyey wasiirka warfaafinta Soomaaliya Daa’uud Aweys Jaamac. Eheladiisa ayaa BBCda u s...
7ee016c0-d428-4fa6-af03-9458cd7efdff
660
Maxaynu ka ognahay geeddi socodka doorashooyinka Somaliland ee 60-ka maalmood ka hareen Waxa ka socda Somaliland u diyaargarowgii u dambeeyey ee doorashooyinka isku sidkan ee Madaxtooyada iyo Ururrada Siyaasadda, oo labadii sanno ee u dambeeyey qabashadooda muran ka taagnaa. Doorashadan loo ballansan yahay oo 13-ka Nov...
ed30dd77-58ec-4bfa-8dc0-55c1d78336ef
1,022
Khadar Bashiir: Waa kuma orodyahanka Soomaaliya uga qeyb galay tartanka orodka? Orodyahanka Khadar Bashiir, ayaa shalay kaga qeyb galay dalka Hungary, magaalada xarunta u ah ee Budapest orodka Marathonk-ka. Tartankan ayaa ahaa afar wareeg, oo wareeggiiba uu ahaa 10km, halka 2km ay ahayd mid gaar ah. Orodyahanka, ayaa m...
cb059ac3-7337-4612-ae4c-76c7e5d1af9f
440
Gabar gashay qallin ay rabtay in lagu dheerayo balse ku soo idlaay fashil iyo in ay dacweyso dhaqtarkeedii Elaine Fu waxaa lugaheeda ku yaalla calaamado midabkoodu xigo buluug mugdi ah, kuwaas oo ah xusuustii qalliin ay isku dheereyn leheed balse six un ku dhamaaday. Sanadkii 2016 kii ayaa gabadhaan 49 jir ah waxay gas...
bc041eba-1156-415f-b58b-a9135438e418
681
Trump oo sii kordhinaya ugaarsiga soo galootiga, isagoo uga digay gobollada in aysan faragelin samayn Maamulka madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa faray dacwad oogayaasha inay baaritaan ku sameeyaan saraakiisha ka dhaga adayga dadaalka lagu xoojinayo ka hortagga socdaalka muhaajiriinta, ayadoo uu maamulku sii kor...
7eaedb20-643e-4bb1-aaac-3b4ed9820723
634
Maraykanka iyo Iiraan oo mar kale la filayo in ay ka wada hadlaan 'heshiis nukliyeerka ah' Mareykanka iyo Iiraan ayaa Sabtida yeelan doona "wadahadallo toos ah" oo ku saabsan heshiis suuragal ah oo kuu aaddan nukliyeerka, sida uu sheegay Donald Trump. Wasiirka arrimaha dibadda ee Iiraan ayaa sidoo kale xaqiijiyay kulan...
f3c24198-a00a-4ebe-90da-3b0166c7d7e1
687
Loolanka ay wadamadu ugu jiraan Soomaaliya xilli la shaaciyay waqtiga shidaalka la qodi doono Ciyaaro jaan iyo jiibleh ayaa lagu qaabilayaa markay sidaas ciida faraha u dhigeenba caasimadda Soomaaliya - wafdi ka socda Boqortooyada Sucuudiga kuwaas oo daahfuraya mashaariic cusub oo gargaar ah kuwaas oo dowladda sacuudig...
2d2c6353-2618-4715-aa4d-0949124122ba
813
Sidee Israa'iil ula wareegtay dhulka Falastiin, xageese ka yimaadeen markii hore? Kadib weerarkii Xmaas ay ku qqaday israa'iil 7 October ayaa dad badanh oo da'yar ah is weydiinayaan sida Israa'iil ku qabsatay Falastiin. Fahamka adhacdooyinka taariikhiga ah ee horseeday xaaladda hadda jirta ayaa ah mid muhiim si aad u f...
c20ee4e1-96e3-48f0-966f-d216cf5b982a
1,233
Xildhibaanka kamid noqday boqolaalkii shacabka ahaa ee ku xanibmay garoonka diyaaradha iyo wixii uu arkay Muuqaalada saaka laga soo duubay garoonka diyaaradha Muqdisho ayaa muujinaya jahwareerka ka taagan garoonka diyaaradha ee magaaladda Muqdisho. Boqolaal ruux oo shacab ah oo doonayay inay u dhoofaan gobolada dalka a...
3204b502-03cb-49b0-9c9b-f4d5d726c840
553
Saameynta codadka muslimiinta ay Soomaalidu kamid tahay ay ku yeelan karaan doorashada Ingiriiska Iyada oo doorashada guud ee dalka UK ay dhici doonto toddobaadka danbe maalinta khamiista ee 4ta July, ayaan qormadan ku eegi doonaa saamaynta ay codadka Muslimiinta iyo Carabtu ku yeelan karaan natiijada doorashada Ingiri...
d6440c45-2364-47b0-aec6-c0cab6d3b8a0
862
Israa'iil oo hubeynaysa beelaha ka soo horjeeda Xamaas ee Qasa ku nool Raysal wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu ayaa xaqiijiyay in Israa'iil ay hub siinayso beelo ku sugan Qasa kuwaas oo uu sheegay inay kasoo horjeedaan Xamaas. Hadalka Netanyahu ayaa yimid kaddib markii warbaahinta Israa'iil ay soo xigatay ilo dhi...
f98f6754-552c-46ac-b200-d3d63361aa36
502
Maalintii uu Mullah Cumar jabiyay astaanta geela ee hadiyad ahaanta loo siiyay Dalka Shiinaha ayaa todobaadkii aanu soo dhaafnay noqday waddankii ugu horreeyay ee safiir u soo magacaabay Kabul kadib markii Taliban ay la wareegtay awoodda Afqaanistaan. Ma jiro dal weli si rasmi ah u aqoonsaday maamulka Taliban ee ka jir...
59bcfc1b-6b7b-4427-a8c7-13a3f6d7dbfa
856
Maxaa ka jira in Israa'iil ay asaastay ururka Falastiiniyiinta ee Xamaas? Wararka ku saabsan in dhaqdhaqaaqa Xamaas uu ahaa mashruuc Israa'iil ay horey u abuurtay ayaa baraha bulshada iyo warbahintaba la wareejinayay - tan iyo markii ay kooxda ay weerareen Israa'iil 7 October . Hadaba maxaa ka run ah sheekadaasi? Xubno...
b0c267cf-efda-4809-bce6-57128f0beb1c
993
Maxaa lagu heystaa fannaanka caanka ah ee Diddy oo gurigiisa laga helay caagag badan oo saliidda carruurta ah? Fannaanka caanka ku ah heesaha Hip-hop ee Sean "Diddy" Combs ayaa haatan ku jira xabsi heer federaal dalkaasi Mareykanka waxaana loo heystaa eedeymo la xiriira wax is dama marin iyo xad-gudubyo galmo. Xiriddii...
fe6bd626-c81a-496e-9acd-eef349d171f9
545
Diinlaawaha qoray buugga 'Aayadaha Sheydaanka' oo ka hadlay weerarkii isha looga riday Salman Rushdie, oo ah qoraa caan ah, ayaa dhawaan ka hadlay xaaladiisa caafimaad ka dib markii la tooriyeeyay iyo dacwadda weli ku socota ninkii weerarka geystay. Waxa uu sheegay in uu jir ahaan “ fiicanyahay”, inkasta oo uu wali kas...
d64ad706-9e99-4bf9-9df9-bc6bbf003d1a
717
Aaden Ducaale oo ka hadlay bar-tilmaameedsiga Soomaalida Kenya Wasiirka gaashaandhigga ee magacaaban ee waddanka Kenya, Aaden Barre Ducaale, ayaa mar kale soo jiitay indhaha warbaahinta iyo dadka ku wada-xiriira baraha bulshada, ka dib markii uu guddiga baarlamaanka ee xaqiijiya dadka xilalka loo soo magacaabay ka hor ...
758f151c-8411-49ac-a899-3bd471c966dc
475
Akshay Kumar: Jilaa nolosha ka soo bilaabay adeege makhaayadeed kana gaaray heerka ugu sarreeya jilidda filimada Akshay Kumar wuxuu ahaa weligii qof ka run sheega noloshiisa sida hoose ku soo bilaabatay. Wuxuu ka soo bilaabay adeege (kabalyeeri) makhaayadeed oo aan heli jirin lacagta ay dadku siiyaan adeegayaasha (tip)...
962d5f1f-8eb8-4af6-a87a-b96732250395
532
Kumuu ahaa Janaraal Moorgan oo Nairobi ku geeriyooday? Janaraal Maxamed Siciid Xirsi Moorgan ayaa goor- dhaweyd ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasi oo la sheegay inuu ku xanuunsanaa muddooyinkii dambe, sida ay xaqiijiyeen mas'uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland. Wuxuu janaraalku taariikh dheer ku...
52867db7-cd63-47a1-adfa-0f7eca31f567
786
Waa kuma wiilka uu dhalay mid ka mid ah aasaasayaasha Xamaas ee jaajuuska u ah Israa'iil Wiil uu dhalay Sheekh Xasan Yuusuf oo ka mid ahaa aasaasayaashii Xamaas, kaasoo ka soo goostay kooxda, si basaasnimo ahna ugu shaqaynayey sirdoonka Israel ayaa uga digay ameerikaanka iyo sunida inteeda kale sida aabihii iyo ciidank...
ea15c739-6c00-435c-912c-f586c745866e
556
Maxaa ku dhacay cayaartoyda Nigeria ee Libya uga qeyb-geli lahaa koobka Afcon? Kooxda Qaranka Nigeria (Super Eagles) ayaa dib ugu laabtay dalkooda kadib 16 saacadood oo xaalad adag ay la kulmeen, taasoo keentay in kooxdu ay ku xannibmaan garoon ku yaalla Libya muddo saacado ah kahor inta uusan furmin tartan muhiim ah o...
fca529d4-1d69-4399-ad45-6c5df10543bc
581
Saamiya: Sheekada orodyahannaddii Soomaaliyeed ee riyadeedii ay geeridu soo afjartay Ku dhawaad labo iyo toban sano ka hor ayay ahayd markii uu baahay warkii naxdinta lahaa ee ku aaddanaa in mid ka mid ah orodyahannadii Olombikada Soomaaliya ay badda ku dhimatay iyada oo tahriibe ah. Saamiya Yuusuf Cumar ayaa isku deye...
f94f1846-5a95-49f3-ab73-35615ed9db08
655
Yuutuuberka adduunka ugu caansan oo gaadhay rikoodh cusub MrBeast ayaa kala wareegay macaamiisha ugu badan barta T-Series oo ah kanaalka ugu weyn YouTube, kaddib muddo uu ka dhex socday dagaal dhanka macaamiisha ahi. Bartan ku caanka muusigga Hindida ee T-Series, oo soo gelisa hordhaca aflaamta iyo muuqaallada muusiga,...
c8c3c2f5-c07d-4356-8a9a-1bb966a04775
646
War hor leh oo ka soo kordhay burcad-badeedda Soomaalida ee afduubatay markabkii Bangladesh Sida ay baahiyeen qaar ka mid ah warbaahinta Bangladesh, burcad-badeedda Soomaalida ee afduubtay markabka dalkaas laga leeyahay ee MV Abdullah ayna saarnaayeen 23 shaqaale ah ayaa maanta xiriir la soo sameeyay milkiilayaasha mar...
816e3465-bb6d-4fc6-a352-09563f9db9c1
625
Maxakamadda ICC ma soo xiri kartaa Putin? Garsoorayaal ka tirsan maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada ayaa daba yaaqadii maalinnimada Jumcaha soo saaray warqadda xarigga, taasoo ku wajahan madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo koomishankiisa u qaabilsan xuquuqda carruurtaMaria Lvova-Belova . Bayaan ay soo saartay max...
785bda0d-3477-4920-a4e1-f9ca95dee670
573
Maxay yihiin diyaaradaha ay Jabuuti soo iibsaneyso ee qaban doona hawlgallada gaarka ah? Dawladda Jabuuti ayaa waxa ay soo iibsaneysaa laba diyaaradood oo noocoodu yahay Cessna Grand Caravan EX, kuwaas oo loo isticmaalo hawlgallada gaarka ah. Qandaraaska lagu iibiyay diyaaradahaan ayaa waxaa la siiyay shirkadda Textron...
6f9dbaf8-bfb7-4657-8dfe-6f2251c367f8
650
Maxay tahay Tignoolajiyadda cusub ee dumarka ka caawinaysa xanuunka caadada? Markii ugu horeysay ee Paula Fischer ay akhrisay wax ku saabsan waxyaalaha lagama maarmaanka ah ee la xidhan karo, kuwaas oo ka caawinaya in ay yareeyaan xanuunka caadada, 33-jirkan ayaa sheegtay inay markaas "aad ugu faraxsanayd tijaabadan cu...
86971a1e-bd0f-471e-ba06-b3d5e74a4551
399
Matcha: Faa'iidada caafimaad ee shaaha cagaaran Haddii aadan baraha bulshada ku arag sawirka qof haya koob shaaha midabka cagaaran leh – waxaad malaha u baahan tahay inaad (refresh) ku sameyso. Shaaha aan ka hadleynaa? Waa matcha. Laga soo bilaabo TikTok ilaa Instagram, dadka caanka ah ayaa gacan ka geystay inay sare u...
d4f9b257-1130-464c-b9e6-488178ab01f3
956
Gobol kamid ah Canada oo Soomaalida siiyay todobaad u gooni ah oo ay xusaan dhaqankooda Downlad gobaleedka Alberta ayaa ku dhawaaqday in 25-ka June ilaa 1-da Luulyo loo aqoonsan doono toddobaadka Dhaqanka Somalida ee Alberta. Wasiirka Socdaalka iyo arrimaha jinsiyadaha Alberta Maxamed Yaasiin ayaa saxiixay aqoonsiga to...
43b04815-a44d-4c63-9d73-21b140d1802e
637
Ma la hakin karaa gabowga? 8 arrimood oo muhiim ah in aad ogaato Saynisyahanadu waxay magacaabeen sideed cabbir oo gabowga hoos u dhigi kara ilaa lix sano. Talaabooyinkan waxaa ka mida helidda hurdo caafimaad leh iyo jimicsi joogto ah, waana qayb muhiim ah oo ka mid ah inuu gaabiyo xawaaraha gabowga ee bayloojiga jirka...
c8fd2da5-92fb-40b0-b899-bd75d0fe4e2b
583
Dhegeyso: Maxaa sannadkan lagu soo bandhigay bandhigga buugaagta Garowe Dhegeyso: Maxaa sannadkan lagu soo bandhigay bandhigga buugaagta Garowe Magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland, waxaa maalintii saddexaad ka socda carwada bandhigga buugaagta , kaas oo galay sanadkii saddexaad. Waxaa bandhigaas sanadkan arri...
10483377-561d-4288-a3d0-fc385f5c6421
88
Ninka ugu taajirsan dunida muxuu ka yiri hadalladii muranka dhaliyey ee Ilhaan Cumar? Ilhaan Cumar oo 27-kii bishii dhamaatay hadal ka jeedisay xaflad ka dhacday magaalada Minneapolis oo loogu dabaal-degayay dib u doorashada madaxweynaha maamul-goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa tiri hadal muran wayn dh...
b839709c-8cd4-4f1a-8fe2-c57019119169
807
Maxay yihiin tallaabooyinka Mareykanka soo saaray ee ka dhanka ah Tahriibayaasha Soomaalidu ka midka yihiin? Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa saxiixay amar madaxwayne oo looga gol leeyahay in lagu xakameeyo tirada muhaajiriinta magangelyo doonka ah ee ka soo gudbaya xuduudda u dhexeysa Maraykanka iyo Mexico. Waxa...
9fe5fa67-3b83-463a-8d3b-b2277ca98d75
588
Ragga oo la sheegay in ay iska naaxaan kolka ay guursadaan - daraasad Cilmi-baadhis cusub ayaa soo jeedisay in guurku uu saddex jibaaro halista cayilka ama buurnida xad-dhaafka ah ee ragga. Khubaradu waxay ogaadeen in halista cayilku ay koordho labadaba ragga iyo dumarkaba, marka ay guursadaan, balse ragga ay si gaar a...
2dd7f76a-999a-4d97-8d57-cc09fddd10e6
467
Abiy oo laga cabsi qabo inuu dagaal afaraad ka bilaabo Badda Soomaaliya marta Dalka Itoobiya ayaa si weyn looga hadal hayaa dagaal cusub, kaasoo noqon doona kii afaraad ee uu qaado Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed oo muddo shan sano ah xafiiska jooga. Abaabulka ciidan iyo soo iibsashada hub ayaa loo arkaa in qeyb ka tahay d...
8ad68899-69d0-4f50-bf21-a4194b25062f
767
Kaniini laga yaabo inaad in badan isticmaashay oo la sheegay inuu rajo u yahay bukaannada kansarka Xanuun-baabi'iyahan aan qaaliga ahayn ee aspirin maka hortagi karaa faafitaanka cudurrada sida kansarka? Saynisyahannada ayaa ogaaday arrintaas. Tijaabooyin ay saynisyahanno ku sameeyeen xayawaanno ayaa lagu ogaaday in as...
055d8bd9-8411-4423-ba16-2b3a73c0805a
622
Maxaad ka taqaanaa qaraarka 1701 ee Israa'iil iyo Qaramada Midoobay doonayaan in loo noqdo? Wasiirka arrimaha dibadda ee Israa’iil, Israel Katz ayaa warqad u diray madaxweynaha golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, isaga oo ka codsaday in uu cambaareeyo wax uu ku tilmaamay “weerarrada baaxadoodu wayn tahay” oo ay dhawa...
42679065-5b17-487e-a7aa-c8f10e245844
636
Wax ka ogow filim Soomaaliyeed oo gudaha dalka lagu sameeyey oo dhawaan ku guulaystay abaalmarin caalami ah Waddanka Tanzania ayaa dhawaan waxaa abaalmarin lagu guddoonsiiyey filim Soomaali ah oo ah nooca musalsalka loo yaqaanno ee taxanaha ah. Filimka oo la magac baxay "Shabakadda" ayaa ku guulaystay abaalmarin la yir...
86e33960-0b33-4067-825b-43f5377fa5e8
596
Wax ka ogow jeelka 'injirta iyo nadaafad-xumada' lagu sheegay ee uu dhowaan iska dhiibi doono Trump Maalmaha soo socda, Donald Trump ayaa isku dhiibi doona booliiska gobolka Georgia. Waxaa lagu wadaa inay saacado kooban qaadayo muddada uu la joogaayo waaxda caddaaladda dembiyada - halka dadka kale ay intooda badan aysa...
6b6d7479-a404-40d6-b6b6-f6e46dad678f
547
Sida wiilkan Falastiiniga ah loogu dhibaateeyay Sacuudiga isaga oo doonaya in uu soo xajiyo Suleymaan Al-Shaacir oo ah nin dhalinyaro ah oo reer Falastiin ah isla markaana haysta Baasaboorka Masar, ayaa fadhiya mid ka mid ah Xafiisyada Guddiga Xajka iyo Cumrada ee dalka Sucuudiga, waxaana la soo deristay murugo iyo nax...
58aeafe9-9253-4864-9fc6-d33c30d51db1
732
Madaxtooyada Soomaaliya oo ka jawaabtay eedeymihii "Afgembi" ee loo jeediyay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ka jawaabatay eedaymihii uu u jeediyay Ra''iisul wasaare Rooble oo ahaa inuu madaxweynahu isku dayay af-gambi ka dhan ah xukuumadda. Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta,ee madaxtooyada Soomaaliya Cabdir...
2ee7f527-7396-4184-8731-803f1309cbda
147
Waligaa ma is weydiisay sababta aynaan sariirta uga dhicin markaan hurudno? Xitaa haddii aad ka mid tahay kuwa sariirta jabiya hurdo weynan darteed illaa subaxa laga gaaro, qof waliba wuu ogyahay in maskaxda iyo jidhkuba firfircoon yihiin marka aan jiifno. Marka aan hurudno ma riyoonno oo kali ah ee waynu khuurinnaa, w...
f75ba50c-63b3-49b9-8619-fb32321dc197
792
Maxaa loo diiday in janaaso lagu tukado marxuum ku geeriyooday Muqdisho Hadal heyn xoogan ayaa ka dhalatay kadib markii culimadii joogay Masjid ku yaalla deegaanka Tabeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedkaMuqdisho ay diideen in salaada Janaasada ay ku tukadaan mayd la Keenay Masjidka. Sheekh Nuur Cali Jaamac oo kamid ah cu...
8b55420b-b04e-4f2f-9bc3-4188c0a8b92f
539
"Nin jaad cuna gabar lama siinayo" amarrada ka dhanka ah khaatka ee laga soo saaray deegaankan Soomaalidu degto Deegaanka Sala ee Ismaamulka Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa toddobaadkan soo saaray amarro ka dhan ah khaatka, sida cunista iyo ka ganacsigiisa. Amarrada oo ay soo saareen guddiga odayaasha deeg...
4cc108f1-d760-4787-ad7f-0af6d811df78
605
Qaababka xiisaha leh ee geela looga dhaqdo magaalooyinka Somaliland Jamhuuriyadda Iskeed ugu Dhawaaqday Madax-bannaanida ee Somaliland ayaa markii ugu horreysay lagu qabtay xuska Maalinta Geela Adduunka oo sannadkasta la xuso bisha June 22-keeda, iyada oo loo asteeyey maalintan in la isku wacyi geliyo in kor loo qaado ...
be84d8b7-6818-47d8-8993-d5f0b1ca7c30
828
Meyd loo maleynayo in uu yahay xildhibaan muddo la la’aa oo la keenay Wajeer Meyd loo maleynayo in uu yahay xildhibaan muddo la la’aa oo laga soo doorto deegaanka Della ayaa la geeyay isbitaalka magaalada Wajeer. Shalay ayaa la geeyay qof meyd ah loo maleyanyo in uu yahay xidlihbaan Yuusuf Xuseen Axmed oo laga soo door...
5f19737d-2230-4cc7-ac5f-1ceb2888d4a5
538
Waa kuma Maahir Al-Assad, ninkii lagu naaneysi jiray kawaanlihii Daraa ee la dhashay Bashaar Al-Assad Wasaaradda arrimaha gudaha Ciraaq ayaa beenisay in Mahir al-Assad oo ay walaalo yihiin madaxweynihii xilka laga tuuray ee Suuriya Bashaar Al-Asad uu ku sugan yahay gudaha dhulka Ciraaq. War qoraal ah oo uu soo saaray a...
4a24bd22-a24e-4665-b952-589e81733e4f
823
Trump oo 100% canshuuraya filimada aan Mareykanka aheyn, sidee bay u saamaynaysaa aflaamta Soomaalida Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in aflaanta lagu sameeyo dibadda uu saarayo canshuur boqolkiiba boqol ah. Tani waxay kor u qaadeysaa tallaabooyinka canshuuraha uu ku saarayo waxyaabaha dibadda Mareyka...
3b4a1cf5-77b7-4f15-9bdb-4165e12065ab
835
Shidaalka Soomaaliya ku jira oo ay ka hadashay wasaaradda Batroolka Soomaaliya Waxaa baraha bulshada ee Soomaalida ku baahay muuqaal la isku barbar dhigayo keydadka Shidaalka ee dalalka Caalamka, kaas oo Soomaaliya ka dhigaya lambarka lixaad ee dalalka ugu keydka shidaal badan caalamka, balse qiyaastaas ayaan ahayn mid...
d76927b3-416d-4aa0-a331-5f71a5a525c6
677
Faah-faahinta shilkii diyaaradeed ee ku geeriyooday Madaxweynihii Iran Qaar ka mid ah warbaahinta Iiran ayaa tabinaysay in madaxweyne Ibraahim Raisi uu geeriyooday isaga iyo dadkii kale ee la saarnaa diyaarada balse ma jiro xaqiijin rasmi ah. dadka dhintay waxaa sidoo kale ku jira wasiirkii arrimaha dibadda ee dalkaasi...
98a98112-a754-4841-b313-e2b9cb39e02e
857
BBC News, Somali U gudub qaybta macluumaadka Qaybaha War Siyaasad Soomaali Raadiye Muuqaal Haween Ciyaaro Saynis iyo Caafimaad Fan iyo Dhaqan War Siyaasad Soomaali Raadiye Muuqaal Haween Ciyaaro Saynis iyo Caafimaad Fan iyo Dhaqan Dhallinyaro loo haysto burcad-badeed oo dayacan Qalabkan kuma ciyaari kartid maqalka iyo ...
7c5653e7-e387-40cd-8e4c-eb02bc7d1e42
63
Trump oo shaaciyay waxa uu ka yeeli doono dadka sharci darada ku soo gala Mareykanka haddii uu guuleysto Donald Trump ayaa ka hadlay soo galootiga sharci darrada ah iyo isku dayga dil ee isaga ka dhanka ah mar uu wada hadal shucuur ka muuqatay uu kula yeeshay Barta X Elon Musk. Mr Trump ayaa mar kale sheegay in uu qaad...
5e4d861b-79dc-4019-96f0-7fec1fb47ae8
602
Maskaxdii ugu da'da weynayd abid oo la helay “Maskaxdii ugu da’da weynid abid ee noolaha laf dhabarta leh oo bed qabta” ayaa laga helay hadhaadiga kaluun da’diisa lagu qiyaasay 319 milyan oo sano. Hadhaadigan ayaa laga helay meel dhuxusha laga qodo oo ku taal gobolka Lancashire ee dalka Britain ka hor wax qarni ka bada...
2b7f3392-b33c-4b20-83ec-1b906825b662
474
BBC Somali WhatsApp Channel oo hawada soo galay: Sidee loo helaa wararkii ugu dambeeyay si dhib yar Hadda waxaad heli kartaa wararka ugu waawayn dunida, falanqaymo iyo muuqaalo xiiso leh oo ay soo diyaarisay BBC Somali adiga oo adeegsanay taleefankaaga. Suxufiyiinteenu waxay kuu soo xulayaan sheekooyinka ugu micnaha-sa...
533d9434-1f3e-4698-ab6e-9d485338eea2
338
Jaceylka beenta ah iyo waxa ku kallifa kuwa jila Qaar badan oo inaga mid ah waxaan maqalnay odhaahda ah, ku arkay oo ku caashaqay, iyo filimaan badan oo lagu matalayo ‘jacayl qoto dheer’ oo lamaane dhex marka isla marka ay is arkaanba. Sida ay aamin sanyihiin xeel dheerayaasha cilmu nafsigu, waxay sheekooyinka noocan a...
e79e31e2-cca9-4aec-937b-42a3a08c8987
1,339
TikTok oo qaadday tillaabo farxad galineysa dadka isticmaala Shirkadda TikTok ayaa qaaday tillaabooyin amni si ay meesha uga saarto cabsida laga qabo in lagu qasbo in ay la wadaagto xogta isticmaalayaasha Shiinaha. Tillaabooyinkan ayaa noqon doono kuwo amniga bartaan wax looga qaban doono si madax-bannaan. La socodka x...
2871c961-83e5-49b6-8dcd-7ad2624f0ad6
462
Muhiim maaha inaad maalin walba qubeysato-sababta ogow Inaan maalin walba qubeysanno ma muhiim baa? Khubarrada qaar ayaa aaminsan in qubeyska maalinlaha ah lagu saleeyay 'qandaraas bulsho' marka loo eego baahida dhabta ah. Sanado yar kahor, waxaan joojiyay inaan qubeysto. Guri ka shaqeynta uu coronavirus sababay, inaan...
b04814c4-3419-47a4-917a-b962ea6d2671
644
Ma run baa in Hargeysa laga joojiyey Bandhig faneedyada Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex ee Somaliland ayaa ka noqday go'aan uu isla maanta soo saaray oo uu ku sheegay inuu gebi ahaanba joojiyey bandhig faneedyada iyo cawaysyada xilliyada habeenkii lagu qabto Magaalada Hargeysa. Axmed Maxamed Cadaad, Guddoomiyaha Gobo...
c0a1aa02-ed94-430a-8c2b-3afc58bd108e
565
Booliiska Canada oo qabtay nin caddaan ah oo gurigooda ku weeraray qoys Soomaali ah Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool Edmonton ayaa isugu yimid kulan deg deg ah kadib weerar nin caddaan ah uu ku qaaday rasaasna huwiyay qoys Soomaali ah oo daris la ahaa. Ninka ayaa la sheegay inuu deris la ahaa qoyska uuna ka dhaxeeyay ...
ee028aa2-14d1-498b-91b0-d7956e1fe14e
134
Sida hooyadan loo soo gaarsiiyay warka wiilasheedii tahriibka 15-ka sano kaga maqnaa iyada oo u fadhiday tacsida halkii wiil ee u haray Waxay ahayd dhacdo farxad iyo naxdinba wadata, markii hooyo Faadumo Maxamuud Axmed laga tusay mobile, muuqaalka wiilasheeda oo ay la’ayd muddo ku siman shan iyo toban sano. 2009-kii ay...
2328de08-6ba5-426b-9449-321cbc484778
744
Maxay yihiin daawooyinka "daroogo ahaanta loo isticmaalo" ee lagu baaqay in Soomaaliya laga mamnuuco? Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, Xasan Cali Shuute, ayaa maalmo ka hor maxkamadda ka sheegay dhibaato ay Soomaaliya ku hayaan labo ka mid ah kaniini daroogo ahaan loo isticmaalo. Shuute ayaa ...
5c4aa966-32e3-436d-ae4c-75130dfe9a86
683
Iiraan oo qaadday tallaabo laga baqayay oo ku saabsan nukliyeerka Sawirrada dayax-gacmeedka lagu qaaadya 29-kii June ayaa muujinaya qalab iyo mishiino culus oo la geeyay islamarkana ka shaqeeynaya xarunta Niyukleerka Fordow ee uu dhawaan u Mareykanka beegsaday. Sawiradu waxay muujinayaan cagaf-cagafyo iyo wiish dul saa...
4e092c2c-f6f2-4392-8434-fce69608c0a9
700
Warrarkii ugu danbeyey ee Xaaladda Ingiriiska oo dibadbaxayaal caraysan weerareen masaajido iyo huteelo dad soogalooti ah deggan yihiin Tirada dadka loo xiray rabshadaha ka dhanka ah socdaalka ee ka socda guud ahaan England iyo Waqooyiga Ireland ayaa gaartay ugu yaraan laba boqol iyo konton. Rabshadaha ayaa ka dhashay ...
7510adf9-b4b8-4555-bf0b-44ce90cc4324
593
Dhegeyso: Maxaa sababay inay sare u kacdo tirada ardayda iska diwaangelineysa iskuullada Soomaaliya? Tirada ardayda iska diiwaan gelinaysa iskuullada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay sare u kaceyso iyadoo qoysaska barakacayaasha ah ay heleen waxbarasho. Arrintan ayaa la sheegay inay qeyb ka yihiin dadaallo ay sa...
9b299692-a859-46c6-b52c-e8dc7cd093c5
98
Muxuu yahay masjidkan qaddiimiga ah ee Muslimiinta Shiinaha ay ka dhiidhinayaan in la dumiyo? Dibadbaxayaal badan iyo booliiska Shiinaha ayuu isku dhac ku dhex maray magaalada ay Muslimiintu ku badan yihiin ee ku taalla gobolka Yunnan, iyagoo ka gadoodsan Masjid la burburinayo. Muuqaal la soo dhigay baraha bulshada aya...
9eac9685-753d-49fd-9d9e-91928960f124
387
Xilidhibaan u ol’oleeya aqoonsiga Somaliland oo ay Jabuuti ka musaafurisay dalkeeda Xildhibaan ka tirsan xisbiga Conservative-ka ee Ingiriiska ayaa sheegay in laga celiyay safar uu ku tagay dalka Jabuuti sababo la xiriira xiriirka dhow ee dalka ku yaalla bariga Afrika uu la leeyahay Shiinaha. Tim Loughton, oo ah xildhi...
6b85f744-52cb-4c4e-8bbc-e040acda9bad
575
Maxay Soomaaliya u mamnuucday baasaboorka Taiwan, maxayse Somaliland ka tiri Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa mamnuucday in dalka lagu soo galo baasaboorka Taiwan, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda ee Jaziiradaasi, oo ku eedeysay Shiinaha inay talaabadaasi ku cadaadisay dowlada Soomaaliya. Shiinaha ayaa a...
83e5e7d8-fa79-4986-aec3-814bea2c73de
583
Maxaa Kuuriyada Koonfureed looga hadal hayaa dhakhaatiirta Soomaaliyeed? Kuuriyada Koonfureed ayaa u ogolaanaysa dhakhaatiirta ajnabiga ah in ay ka shaqeeyaan isbitaaladeeda kaddib marka lagu sameeyo baaris qoto dheer, sida maanta oo Jimce ah uu sheegay Ra’isul Wasaaraha wadankaasi, tan ayaa dabo joogta bilo ay shaqo j...
0e211a9d-b5aa-46db-a3dd-090f32e2371b
643
UK: Qaxootiga oo muddo dheer sugaya kahor inta aan degganaansho rasmi ah la siin Dadka magangelyo laga siiyo Boqortooyada Midowday (UK) waa inay sugaan 20 sano ka hor intaysan codsan inay si rasmi ah u degaan dalkaas, iyadoo qorshuhu yahay inay sidaa ku dhawaaqdo Xoghayaha Arrimaha Gudaha Shabana Mahmood Isniinta. Isbe...
9173a2bf-ae03-4827-b6aa-833095287b68
471
Dr Zakir Naik, daaciga lagu casuumay Qadar ee Muranka badan dhaliyay Koobka Adduunka ee FIFA ayaa bilaabmay. Mid ka mid ah dhacdooyinka ugu waaweyn adduunka. Uma uusan bilaaban kaliya ciyaartoyda, taageerayaasha kubadda cagta, laakiin sidoo kale wuxuu u bilowday shirkado badan, ganacsato waaweyn, iyo siyaasiyiin. Gaar ...
f1bf7bb5-7aa6-4aca-8dee-c796479d3237
661
Magaaladii Soomaaliyeed ee Talyaanigu ka heli jiray dhaqaalaha ugu badan iyo sida ay ku dambeysay Xaafuun, waa magaaalo jasiirad u eke ah, oo leh ilbaxnimo gaarsiisan qarniyo iyo xadaarad ganacsi oo mar ahayd xudunta isku xirta ganacsiga Afrikada galbeed,Bari, Koofureed iyo dalalka Aasiya ilaa Yurub sida ay tariikhdu x...
334bb5f0-ab8f-4ca0-875f-bab89f5386da
1,117
Maxay tahay "Gacanta Dhimatay" ee uu sarkaalka Ruushka kaga careysiiyay Trump? "Trump waa inuu xusuustaa sida ay khatar u tahay gacanta dhimashada halyeeyga ah," waa weedh uu madaxweynihii hore ee Ruushka, Dmitry Medvedev, u jeediyay Mareykanka, taasoo caro gelisay Aqalka Cad isla markaana dib u xasuusisay Dagaalkii Qa...
8ab22b63-ed4e-44a2-affb-cb3eeb48c38b
900
Maxay tahay sababta dalkan Yurub ku yalla uu midabkiisa oo dhan isku baddalay Caasimada dalka Giriiga ee Athens ayaa noqotay midabka jaalle xigfeenka ah ee oranjaha, kadib markii ay qarxeen daruuro boor ah oo ka soo kacayay dhinaca saxaraha. Xaaladahan cimilada ayaa ka mid ah kuwii ugu xumaa ee ku dhuftay Giriiga tan i...
f6cba359-b419-4796-8e7c-962879f0cc66
591
Xaggee laga keenaa kharashka ku baxa dharka ay xirtaan madaxda caalamka iyo xaasaskooda? Sir Keir Starmer iyo xaaskiisa Victoria ayaa aqbalay deeq dhar ah si "lebiskoodu u qurux badnaado" isla markaana ay ugu matalaan UK, David Lammy ayaa sidaa sheegay. Mar wax laga weydiiyay deeqda, ayaa xogahayaha arrimaha dibadda wu...
2fea7502-a445-4592-b791-af67021c2c00
676
Sida xoolo-raacde Soomaali ah ku helay Dacar ku cusub dunida sayniska Cilmibaareyaal Soomaali ah ayaa helay nooc dacar ku cusub dunida sayniska oo u gaar ah dhulka Soomaalida ee geeska Afrika. Dacartan oo aan horey bahda sayniska ugu diiwaan gashanayn waxaa helay nin xoolo-dhaqde Soomaali ah, sida ay tilmaameen cilmiba...
40ed1cd7-aea0-4b55-9e5d-609bb35a9a5e
962
Dhegeyso: Amarka soo-galootiga ee uu Trump saxiixay ma saameynayaa 'Soomaalida derbiga ka boodday'? Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saxiixay amarro madaxwayne oo xiriir ah oo looga gol leeyahay in agu xakameeyo socdaalka iyo soo-galootiga. Saacado ka hor, kumannaan muhaajiriin ah ayaa la joojiyay ballamihii s...
55a97a28-14d2-4c8f-b650-3fc8d2a6b734
129
"Idaacada ayaan ka maqlay in wasiir layga dhigay" - Prof. Maxamed Siciid Gees ay ku geeriyooday Maraykanka Alle ha u naxariisto Prof. Maxamed Siciid Gees oo 23-kii Agoosto, sabtigii geeriyooday ayaa lagu aasay gobolka Virginia dalka Mareykanka. Prof. Maxamed waxa uu muddo ka shaqeeyay waxbarashada Soomaaliya ka hor int...
5b7aec65-669d-431b-9b3a-d48ffb34bf36
691
Kumuu ahaa sarkaalkii sirdoonka ahaa ee noqday madaxweynaha Galmudug Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Maxamed Axmed Caalin ayaa ku geeriyooday habeenimadii salaasada cisbitaal ku yaal magaalada London. Madaxweyne Caalin wuxuu ka mid ahaa madaxdii mudada dheer ka shaqaynayey sidii Soomaaliya looga saari lahaa han...
16ace567-3d4d-4a05-b5e8-4d96e91d2e5f
564
Dhegeyso: Xaaladda Boorama oo ay maalmahan rabshado ka socdeen Dhegeyso: Xaaladda Boorama oo ay maalmahan rabshado ka socdeen Xaaladda magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa degganayd tan iyo shalay gelinkii dambe, kadib mudaaharaadyo rabshado wata oo maalmihii u dambeeyay ka socday halkaas. Booliiska iyo dad ...
9f74ac3b-2738-4c39-b0b4-40014c363b39
90
Faa’idooyinka caafimaad ee laga helo shaaha sanjabiisha leh Shaaha sanjabiisha leh waxaa lagu diyaariyaa iyadoo lagu kariyaa sinjabiil laa qalajiyey ama mid qoyan, caleenta shaaha iyo biyo kulul, dhowr daqiiqo kadib shaahi waa diyaar, taasoo u oggolaanaysa in saliidda sinjabiilku ay ku dhex karto biyaha ka hor inta aan...
d9634c57-cea0-4c9c-9dec-260115de84fe
501
Waa maxay faa’iidada mirahan kusii yaraanaya suuqyada Muqdisho? Mirahan oo afka Ingiriisiga lagu dhoho graviola, amaba soursop, ayaa leh dhadhan macaan iyo waliba faa’iidooyin caafimaad. Canuunigu waa geed mirood waxtar badan, wuxuuna ka mid yahay dhirta weligood cagaaran, waxaana ku jira fitamiinno badan. Guud ahaan w...
9e762530-2527-44f7-a3fe-cff9978321f8
942
Maxay tahay dhibaatada ku saabsan doollarka ee caalamka ka taagan balse aan Soomaaliya ka jirin? Doollarka Mareykanka ayaa yeeshay awooddiisii ugu weyneyd muddo labaatan sano ah gudaheed, marka lala barbar-dhigo lacagaha kale ee waaweyn. Taasi micnaheedu waa in hadda uu doollarku qaali yahay marka la iibsanayo, arrinta...
3caff6d9-1570-4556-834b-ac9a8b9e03a6
878
Wax ka ogow saddexda siyaabood ee Israa’iil uga jawaabi karto weerkii Iiraan Majaladda Foreign Policy ee ka soo baxda dalka Maraykanka ayaa soo bandhigtay saddex fursadood oo ay Israa’iil kaga jawaabi karto weerarkii dhawaan ay Iiraan ku qaadday boqolaal diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo gantaalaha la hago, gaar aha...
c7a857b6-2fcd-453e-8d76-ef933f0e4598
688
Aabbeyaasha gabdhahooda caawiya xilliga dhiigga caadada Markii Helen oo hadda16 jir ah ay heshay dhiigga caadada markii ugu horreysay, wuxuu ahaa aabbaheed qofkii ka caawiyay inay maareyso maaddaama uu yahay waalidkii markaas guriga joogay. In gabdhaha da'da yar lagala sheekeysto dhiigga caadada waxay noqon kartaa wax ...
db57548a-52c3-4f21-8194-7843bf7f8f01
859
Madaxweyne ku xigeenka Jubaland: Waxaan ka walaacsanahay maamul dowladda federaalku ka dhisayso Garbahaarey Maamulka Jubaland ayaa ku eedeyay dowladda federaalka Soomaaliya in magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo, ay ka waddo abaaul ay maamul ugu sameynayso deegaannada Jubaland maadama dowladdu aaney aqoonsaneyn maamu...
e3d08103-1727-45a2-ad02-d4a0b0218ac4
106
Shan arrimood oo ku saabsan isticmaalka khudradda Beytaraafka Beytaraafka waa khudrad muhiim ah oo ka qeyb qaadata xoojinta caafimaadka qofka isla markaana horseeda in qofka isticmaala aanu daalin marka uu sameynayo jimicsiga. Sidoo kale Beytaraafka wuxuu hoos u dhigaa cadaadiska dhiigga iyo ilaalinta caafimaadka maska...
78e9281a-5fea-46c7-9354-6cc1bc5ce48a
616
Muxuu salka ku hayaa khilaafka cusub ee u dhaxeeya Wasaaradda iyo Xiriirrada Ciyaaraha ee Soomaaliya Khilaaf cusub ayaa ka dhex bilowday Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dawladda Federaalka iyo xiriirrada ciyaaraha ee Soomaaliya ka dib markii wasaaraddu soo saartay wargalin ay ku sheegayso in xiriirrada kala duwan...
0d0e7297-78e2-4a7c-b6b0-cdb8d98a05da
843
Faahfaahin kasoo baxaysa askar Soomaali ah oo ku dhaawacmay dagaal ku dhex maray Turkiga Askar tababar u joogtay Turkiga oo kubbad ciyaarayay ayaa dagaal ka dhex qaraxay, taasina waxay keentay in ay dhawacmaan ilaa iyo 24 askari sida ay sheegeen saraakiisha dalkaas. Xafiiska duqa magaalada Isparta ee galbeedka Turkiga ...
d5be1089-ad4f-4389-a6ee-1dca6f42ee0f
584
Hadday iskaashadaan Robot iyo garaadka macmalka, ma qaban karaan shaqada bani'aadamka Gacmaheena ayaa sameeya kumanaan shaqooyin adag ah maalin kasta, maka caawin karaa garaadka macmalka Robot-yada inay la tartamaan shaqooyinka aan caadiga ahayn ee bini'aadamka qabtaan? Gacmaha bini'aadamka waa mid ka mid ah hormarsana...
d90fe9c6-d3f6-4b7d-a156-a0bbb0820ece
907
Gabar iyo hooyadeed oo Soomaali ah oo ku qarqoomay webi Faransiiska ku yaalla Maalinnimadii isniintii gabadh yar oo afar jirah iyo hooyadeed oo Soomaali ah ayaa la soo weriyey in ay ku naf waayeen webi ku yaalla waqooyiga Faransiiska. Goobta ay ku qarqoomeen gabadha iyo hooyadeed ayaa lagu magacaabaa Nemours, ee Seine-...
4c1dc74d-3e2f-4d4f-b40f-1d82a75cb11c
357
Sida ninkan 50 jirka ah iyo 42 lamaaneyaal loogu sameeyey guur wadareed ka dhacay Gaarisa Magaalada Gaarisa waxaa ka dhacday munaasabad guur wadareed loogu sameeyey in ka badan afartan lamaaneyaal oo ah dad danyar ah, oo doobab iyo gabdho isugu jiray, kuwaas oo laga soo xulay qaybaha kala duwan ee Ismaamulka Gaarisa. S...
3ee3fd82-2f76-48aa-9954-657ed693c029
695
Xisbullah oo sheegtay inay beegsatay saldhigyo dhowr ah oo ay leeyihiin Israa’iil Xisbullah ayaa ku dhawaaqday in ay bartilmaameedsatay "Saldhigga cirka ee Palmachim" oo ka kooban xarun cilmi baaris militari iyo raadaar loogu talagalay nidaamka Hatez, kaas oo ku yaalla koonfurta Tel Aviv," waxa ayna sheegeen inay ku we...
f6604958-981e-4fbf-82c8-723446ae311b
536
'Nukliyeerka Itoobiya keliya kuma saabsana tamarta' Heshiis dhex maray Itoobiya iyo Ruushka Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ka qeybgalay shir ku saabsan tamarta Nukliyeerka oo ka dhacay dalka Ruushka, halkaas oo uu kaga dhawaaqay in Itoobiya ay dhiseyso barnaamij tamar nukliyeer ah oo lagu kalsoonaan karo l...
ba74a3da-b843-4f82-bb61-e5cfb5eaa2f1
589
Waa kuma Cammaar al-Xakiim ninka uu ra'iisul wasaare Xamse kula kulmay dalka Ciraaq? Ra’iisul wassaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa waxa uu la kulmay Cammaar Al-Xakiim oo ah wadaad sare oo caan ka ah dalka Ciraaq, sida lagu daabacay barta Facebook ee xafiiska ra’iisul wasaaraha Soomaaliya. Warka ayaa waxa lagu ...
07116024-f59e-4b2b-a655-bcdeb037337b
634
Daraasad: "Lama hubo in caano-booraha la siiyo carruurta ay faa'iido leeyihiin" Daraasad cilmiyeed la sameeyay sanadkan horraantiisa ayaa lagu ogaaday in aysan jirin caddayn ku filan oo lagu taageerayo sheegashooyinka shirkadaha qaarkood ee ku saabsan faa'iidooyinka caafimaad ee laga helo caanaha carruurta yaryar. Shee...
221e19d3-62c0-41bf-be89-eb6ebc603883
521
Maxay tahay caafimaad darrada soo wajahdo ragga marka ay xaasaskooda dhalaan? Dad badan ayaa qaba in niyad-jabka ama isku buuqa dhalmada ka dib uu yahay xaalad saameeya haweenka oo keliya. Balse dhab ahaantii, waxay sidoo kale saamaysaa ragga oo cilmi-baarisyada qaarkood waxay ku qiyaasaan inay ku dhacdo 10% aabayaasha...
0dfbd181-9078-425e-9ed7-20dd101c8a30
488
Deni ma wuxuu ka soo dabcayaa sidii hore oo doonayaa wadahadal? Madaxweyne Siciid Cabdillaahi Dani oo ka hadlayay munaasabadda xidhitaanka shirka jiheynta xukuumadda Puntland ayaa sheegay "in cidna aanay uga carareynin Soomaalinamada". Hadalkan ayaa imanaya muddo dhinacyadu isku diiddanayaan sida wax u socdaan, weedhah...
ac4cb9cc-d931-4d5a-bfea-fb9d0bf92d38
546
Maxaa ka jira in dowladda Qatar ay hadiyad u siinayso Trump diyaarad casri ah? Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in maamulkiisu uu jeclaan lahaa in Qatar ay ka aqbasho hadiyad diyaaradeed oo dhan $400 milyan, isagoo ku tilmaamay inay tahay arrin aad u wanaagsan ayna nacasnimo tahay in la diido. Tallaaba...
d30b1f43-c4ad-4fff-887b-42e1b67fa9f3
911